Hargeysa: Guddida Doorashooyinka Oo Shaaciyey In Doorashooyinkii Dib U Dhaceen
August 8, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Guddida doorashooyinka Somaliland, ayaa sheegay in doorashooyinka golayaasha Wiillada iyo deegaannada, oo hore loo shaaciyey in ay dhacayaan bisha December ee sannadkan, dib u dhacayaan oo aanay ku dhici karin xilligaa loo asteeyey.


Hoos ka daawada su’aalihii weriyeyaashu weydiiyeen guddidada doorashooyinka:

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS