Siyaasi Cabdillaahi Jawaan Oo Ka Hadlay Saamaynta Qabyaaladu Ku Leedahay Dawladnimada Somaliland
August 19, 2019 - Written by maamule

Hargeysa-(GLN): Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar “Jawaan”, ayaa sheegay in qabyaaladu saamayn halis ah ku leedatay dawladnimada Somaliland iyo xisbiyada.

Waxa kale oo uu sheegay in arrinta Kornayl Caarre loo galo si heer qaran ah.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS