Afduubkii Ugu Horreeyay Ugu na Danbeeyay Ee Loogeystay Diyaaraddii Somali Airlines
August 19, 2019 - Written by maamule

Halkan ka daawada warbixin kooban oo ku saabsan afduubkii loo geystay diyaaraddii Somali Airlines, is la markaa na waxa uu ahaa afduubkii ugu danbeeyey. Waxa na raggii hawshaa fuliyey sheegeen in ay falkaa ugu kaceen, in ay dil ka badbaadiyaan arday xilligaa dawladdii Soomaaliya doonaysay in la dilo, bal se aanay doonayn in ay dadka diyaaradda saarnaa wax u geystaan.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS