CONIFA Oo Shaacisay In Aan Somaliland Lagu Qabankarin Koobka Waddamada Aan La Aqoonsanayn
August 20, 2019 - Written by maamule

Hargeysa-(GLN): Xidhiidhka kubadda cagta ee waddamada aan la aqoonsanayn ee adduunka ee loo yaqaanno “CONIFA”, ayaa sheegay in aan Somaliland lagu qabankarin koobkaa, oo hore loo shaaciyey in Somaliland martigelinayso sannadka soo socda ee 2020.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS