Ceel Afweyn: Shan Qof Oo Dagaal Ku Dhintay Iyo Sagaal Kale Oo Ku Dhawaacmay
September 19, 2019 - Written by C M

Ceel Afweyn-(GLN): Dagaal ka dhacay deegaan ka tirsan Ceel-Afweyn, ayaa waxa ku dhintay shan qof, halka ay ku dhaawacmeen sagaal qof oo kale, sida uu warbaahinta u xaqiijiyey guddoomiyaha gobolka Sanaag Maxamed Cali “Tiinbaro”.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS