Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo Ka Noqday Go’aankiisii Tegitaanka Kismaanyo
October 6, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Xildhibaan Naasir Cali Shire, oo ka mid ah Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in uu ka laabtay go’aankii uu kaga qaybgeli lahaa caleemosaarka madaxweyne Axmed Madoobe, oo ka lagu qabanayo magaalada Kismaanyo.

Waxa uu sheegay in ay saamayn ku yeesheen farriimo badan iyo dad ka la duwan oo la soo xiidhay, oo culays ku saaray in aanu tegin Kismaanyo.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS