Kulan Dhex Maray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Ergadii Nabadda Ee Kornayl Caarre
October 6, 2019 - Written by C M

Hargeysa-(GLN): Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta madaxtooyada kulan ku la yeeshay ergadii ku jirtay xallinta arrinta kornayl Caarre.

Halkan hoose ka daawada hadalladii laga jeediyey kulanka.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS