Abaar Iyo Oon: Warbixin Ku Saabsan Xaaladda Abaareed Ee Ka Jirta Gobolada Bariga Somaliland. 
November 5, 2016 - Written by Gacanlibaaxnews
Weriye Khadar Maxamed Cakulle oo warbixin xanuun badan ka soo diyaariyey xaaladda abaareed ee halista ah ee ka jirta gobollada bariga Somaliland. Waana warbixin daaha ka faydaysa in wixii dadkaa lagu caawin karo loo la  gurmado oo lala gaadho.

Gacanlibaaxnews.com

COMMENTS