{"id":10000,"date":"2017-05-29T08:02:20","date_gmt":"2017-05-29T08:02:20","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10000"},"modified":"2017-05-29T08:02:20","modified_gmt":"2017-05-29T08:02:20","slug":"merkel-yurub-iskuma-halayn-karto-us-iyo-uk","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10000","title":{"rendered":"Merkel: Yurub iskuma halayn karto US iyo UK"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Yurub &#8220;si buuxda isuguma halayn karto&#8221; Maraykanka iyo UK, ka dib doorashadii madaxweyne Trump iyo aftidii ay Britain ku go&#8217;aansatay ka bixidda Midowga Yurub, ayay tiri hogaamiyaha Jarmalka, Angela Merkel.<\/p>\n<p>Ayadoo ka hadlaysay isu soo bax olole doorasho, ayaa waxa ay Merkel sheegtay in Yurub ay u baahan tahay in ay ka shaqeyso masiirkeeda.<\/p>\n<p>Waxa ay intaa ku dartay in ay doonayso xiriir wanaagsan oo ay qaaradaasi la yeelato labadaasi waddan iyo weliba Ruushka.<\/p>\n<p>Hadalkeedan ayaa ka dambeeyay markii shir madaxeedkii G7 la isku afgaran waayay heshiiska isbedelka cimilada ee Paris lagu gaaray sanadkii 2015.<\/p>\n<p>Madaxweyne Trump ayaa sheegay in go&#8217;aankiisa ku aaddan heshiiskaasi uu shaacin doono todobaadka dambe.<\/p>\n<p>Angela Merkel ayaa sheegtay in ay xoogga saarayso xiriirka uu dalkeeda la leeyahay madaxweynaha cusub ee Faransiiska, Emmanuel Macron<\/p>\n<p>Ra&#8217;yi ururin laga sameeyay Jarmalka, ayaa muujinaysa in Merkel ay markii afaraad ku guulaysan doonto doorashada madaxtinnimo ee dalkaasi ka dhici doonta bisha September.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Yurub &#8220;si buuxda isuguma halayn karto&#8221; Maraykanka iyo UK, ka dib doorashadii madaxweyne Trump iyo aftidii ay Britain ku go&#8217;aansatay ka bixidda Midowga Yurub, ayay tiri hogaamiyaha Jarmalka, Angela Merkel. Ayadoo ka hadlaysay isu soo bax olole doorasho, ayaa waxa ay Merkel sheegtay in Yurub ay u baahan tahay in ay ka shaqeyso masiirkeeda. Waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10001,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10000","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10000","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10000"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10000\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10002,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10000\/revisions\/10002"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10001"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10000"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10000"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10000"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}