{"id":1001,"date":"2016-09-08T20:23:22","date_gmt":"2016-09-08T20:23:22","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1001"},"modified":"2016-09-08T20:25:11","modified_gmt":"2016-09-08T20:25:11","slug":"xildhibaanad-ka-mid-ah-baarlamaanka-somaliya-oo-ku-geeriyootay-dalka-idia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1001","title":{"rendered":"Xildhibaanad ka Mid ah Baarlamaanka Somaliya Oo ku Geeriyootay Dalka Idia."},"content":{"rendered":"<h1>Xildhibaanad ka Mid ah Baarlamaanka Somaliya Oo maanta ku Geeriyootay Dalka Idia.<\/h1>\n<p>Muqdisho(GLN)_Marwo Faaduma Nuur Maxamed oo ka mid\u00a0 ahayd Baarlamaanka Somaliya, ayaa maanta ku geeriyootay Dalka India, xilli ay arrimo caafimaad u joogtay halkaasi.<\/p>\n<p>Marwo Faaduma Nuur Maxamed, ayaa muddooyinkii ugu dambeysay ku xanuunsaneysay dalka\u00a0 India, iyadoo ugu dambeena\u00a0 maanta oo Khamiis ah\u00a0 geeriyootay.<\/p>\n<p>Marwo Qaali Axmed Diiriye, Gudoomiye Ku Xigeenka Guddiga Haweenka ee Baarlamaanka Somaliya, ayaa waxay xaqiijisay geerida naxdinta leh ee ku timid Marwo Faaduma Nuur Maxamed.<\/p>\n<div class=\"ezAdsense adsense adsense-midtext\"><\/div>\n<p>Waxay kaloo xaqiijisay in muddooyinkan dambe ay ku xanuunsaneysay India, saacadihii ugu dambeeyayna ay ugu geeriyootay xanuunkii ay la tacaaleysay.<\/p>\n<p>Qaali Axmed Diiriye, ayaa Warbaahinta u sheegtay in marxuumadda ay ka mid ahayd dumarka ku jira Baarlamaanka Somaliya, kuwooda ugu fir fircoon, marka ay noqoto hawlaha Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Marwo Qaali, ayaa ka tacsiyadeysay geerida Faaduma Nuur Maxamed, iyadoo si gaar ihi tacsi ugu dirtay qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday marxuumadda.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa sidoo kale ka tacsiyadeeyay geerida ku timid haweeneyda ka tirsaneyd Baarlamaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanad ka Mid ah Baarlamaanka Somaliya Oo maanta ku Geeriyootay Dalka Idia. Muqdisho(GLN)_Marwo Faaduma Nuur Maxamed oo ka mid\u00a0 ahayd Baarlamaanka Somaliya, ayaa maanta ku geeriyootay Dalka India, xilli ay arrimo caafimaad u joogtay halkaasi. Marwo Faaduma Nuur Maxamed, ayaa muddooyinkii ugu dambeysay ku xanuunsaneysay dalka\u00a0 India, iyadoo ugu dambeena\u00a0 maanta oo Khamiis ah\u00a0 geeriyootay. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1002,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1001","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1001","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1001"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1001\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1003,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1001\/revisions\/1003"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1002"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1001"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1001"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1001"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}