{"id":10028,"date":"2017-05-30T08:47:00","date_gmt":"2017-05-30T08:47:00","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10028"},"modified":"2017-05-30T08:47:00","modified_gmt":"2017-05-30T08:47:00","slug":"diyaarad-ay-leedahay-shirkadda-bancroft-oo-goor-dhow-ku-bur-burtay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10028","title":{"rendered":"Diyaarad ay leedahay shirkadda Bancroft oo goor dhow ku bur burtay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Diyaarad ay leedahay shirkadda Bancroft ee qaabilsan la talinta howlaha amniga iyo tababarka\u00a0ciidamada \u00a0AMISOM\u00a0ayaa goor dhow ku bur burtay garoonka diyaaradaha Muqdisho.<span id=\"more-71599\"><\/span><\/p>\n<p>Diyaaradan ayaa\u00a0muddo saacado ah ku dul wareeganeysay garoonka diyaaradaha, iyadoo ay lugaha u bixi waayeen.<\/p>\n<p>Ilo ku dhow dhow garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa sheegaya in diyaaradan ay saarnaayeen saraakiil ajnabi, ay ku bur burtay dhabaha ay ku ordaan diyaaradaha.<\/p>\n<p>Waxaa gebi ahaanba la hakiyay howlihii duulimaad ee garoonka diyaaradaha Muqdisho, iyadoo diyaarado saaka duuli lahaa la joojiyay.<\/p>\n<p>Gawaarida dab damiska ee yaalla garoonka diyaaradaha ayaa durbaba ku baxay diyaaradan oo ku dhex bur burtay wadada Run-wayga ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.<\/p>\n<p>Shirkadda Bancroft ayaa ah shirkad amni oo ciidamada amisom ka taageerta dhinacyada amniga, tababarka ciidamada, waxaana ay xarun ku leedahay Xalane.<\/p>\n<p>Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaarad ay leedahay shirkadda Bancroft ee qaabilsan la talinta howlaha amniga iyo tababarka\u00a0ciidamada \u00a0AMISOM\u00a0ayaa goor dhow ku bur burtay garoonka diyaaradaha Muqdisho. Diyaaradan ayaa\u00a0muddo saacado ah ku dul wareeganeysay garoonka diyaaradaha, iyadoo ay lugaha u bixi waayeen. Ilo ku dhow dhow garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa sheegaya in diyaaradan ay saarnaayeen saraakiil ajnabi, ay ku bur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10029,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10028","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10028","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10028"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10028\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10031,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10028\/revisions\/10031"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10029"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10028"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10028"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10028"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}