{"id":1007,"date":"2016-09-09T10:32:08","date_gmt":"2016-09-09T10:32:08","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1007"},"modified":"2016-09-09T10:55:50","modified_gmt":"2016-09-09T10:55:50","slug":"xisbiga-mucaaradka-ah-ee-waddani-oo-maanta-magacaabay-xilal-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1007","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Ee WADDANI Oo Maanta Magacaabay Xilal Cusub."},"content":{"rendered":"<h1><b>Xisbiga Mucaaradka ah Ee WADDANI oo Maanta Magacaabay Xilalka Guddoomiyeyaasha Garabbada Haweenka iyo Dhallinyarta Heer-Qaran ee Xisbigaas+Goballada Ay Ka Soo Kala Jeedaan.<\/b><\/h1>\n<p>Hargeysa(GLN)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay xilalka guddoomiyeyaasha garabbada Haweenka iyo Dhallinyarta ee xisbiga WADDANI, waxaana uu guddoomiyaha garabka haweenka uu u magacaabay Marwo Foosiya Keyse Faarax oo ka soo jeeda gobalka Sool, halka uu sida oo kale na guddoomiyaha garabka dhallinyarta xisbigaas uu isn u magacaabay Md.Maxamed Siddiiq Cabdillaahi (Dhamme) oo isna ka soo jeeda gobalka Saaxil.<\/p>\n<p>Magacaabista xilalkan, ayaa waxa lagu magacaabay War-saxaafaddeed ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha xisbigaasi Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), waxaana nuqul ka mid ah oo na soo gaadhay uu u dhignaa sidan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/nnbb.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1008\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/nnbb-218x300.jpg\" alt=\"nnbb\" width=\"218\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/nnbb-218x300.jpg 218w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/nnbb.jpg 454w\" sizes=\"auto, (max-width: 218px) 100vw, 218px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/nbgc.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1009\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/nbgc-218x300.jpg\" alt=\"nbgc\" width=\"218\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/nbgc-218x300.jpg 218w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/nbgc.jpg 454w\" sizes=\"auto, (max-width: 218px) 100vw, 218px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xisbiga Mucaaradka ah Ee WADDANI oo Maanta Magacaabay Xilalka Guddoomiyeyaasha Garabbada Haweenka iyo Dhallinyarta Heer-Qaran ee Xisbigaas+Goballada Ay Ka Soo Kala Jeedaan. Hargeysa(GLN)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay xilalka guddoomiyeyaasha garabbada Haweenka iyo Dhallinyarta ee xisbiga WADDANI, waxaana uu guddoomiyaha garabka haweenka uu u magacaabay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1015,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1007","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1007","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1007"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1007\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1016,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1007\/revisions\/1016"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1015"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1007"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1007"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1007"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}