{"id":10081,"date":"2017-06-01T05:55:56","date_gmt":"2017-06-01T05:55:56","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10081"},"modified":"2017-06-01T05:55:56","modified_gmt":"2017-06-01T05:55:56","slug":"madaaxweynaha-maraykanka-oo-ka-baxay-heshiiska-isbeedelka-cimilada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10081","title":{"rendered":"Madaaxweynaha Maraykanka Oo Ka Baxay Heshiiska Isbeedelka Cimilada."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p class=\"story-body__introduction\">Madaxweyne Trump ayaa sheegay in uu si dhakhso ah u shaacin doono in Maraykanku ka bixi doono heshiiskii isbedelka cimilada ee lagu gaadhay Paris, hadalkiisanina wuxu soo baxay warbaahinta oo aad u hadal haysa in laga yaabo in Maraykanku ka baxo heshiiskaa.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-46732\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/96295961_2634a1c8-0e4f-4ec2-8732-bd5a8b7fc59d.jpg?resize=300%2C199\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"199\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Hadal kooban oo uu warfidiyeenka ku siiyey Aqalka Cad, ayaa madaxweynuhu kaga gaabsaday in uu si cad u sheego in uu go\u2019aan arrintaa ka gaadhay iyo in kale. Waxuu se Trump sheegay in uu dhegaystay dad badan oo arintan ku kala aragti duwan.<\/p>\n<p>Mar sii horraysay ayaa warbaahinta Maraykanka qaarkeed sheegeen in la filayo in madaxweynuhu shaacin doono in Maraykanku ka baxayo heshiiskaa isbedelka cimilada, si uu u meel mariyo mid ka mid ah ballannadii uu qaaday intii uu ku jiray ololaha doorashada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Trump ayaa sheegay in uu si dhakhso ah u shaacin doono in Maraykanku ka bixi doono heshiiskii isbedelka cimilada ee lagu gaadhay Paris, hadalkiisanina wuxu soo baxay warbaahinta oo aad u hadal haysa in laga yaabo in Maraykanku ka baxo heshiiskaa. Hadal kooban oo uu warfidiyeenka ku siiyey Aqalka Cad, ayaa madaxweynuhu kaga gaabsaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10082,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10081","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10081","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10081"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10081\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10083,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10081\/revisions\/10083"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10082"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10081"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10081"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10081"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}