{"id":10114,"date":"2017-06-03T14:30:54","date_gmt":"2017-06-03T14:30:54","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10114"},"modified":"2017-06-03T14:30:54","modified_gmt":"2017-06-03T14:30:54","slug":"diyaarad-xamuul-siday-oo-ku-bur-burtay-garoonka-diyaaradaha-garbahaarey-ee-gobolka-gedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10114","title":{"rendered":"Diyaarad xamuul siday oo ku bur burtay garoonka diyaaradaha Garbahaarey ee Gobolka Gedo"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaarad u rarneyd Hey\u2019adda WFP ayaa ku bur burtay magaaladaas, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan.<\/p>\n<p>Diyaaradan oo ka kacday magaalada Muqdisho ayaa siday raashin gargaar ah oo u badnaa cuntada nafaqada iyo daawo, waxaana ay ku bur burtay meel ku dhow Garbahaarey.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Gedo ayaa sheegay in diyaaradan ay gebi ahaanba bur burtay, ayna gubatay.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay inay wadaan baaritaan ku aadan sababta keentay bur burka, waxaana goobta ay ku bur burtay gaaray ciidamo.<\/p>\n<p>Labo qof oo diyaarada saarnaa ayaa la sheegay inay bad-qabaan oo ay diyaarada ka boodeen, ka hor inta aysan bur burin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaarad u rarneyd Hey\u2019adda WFP ayaa ku bur burtay magaaladaas, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan. Diyaaradan oo ka kacday magaalada Muqdisho ayaa siday raashin gargaar ah oo u badnaa cuntada nafaqada iyo daawo, waxaana ay ku bur burtay meel ku dhow [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10115,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10114","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10114","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10114"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10114\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10116,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10114\/revisions\/10116"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10115"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10114"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10114"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10114"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}