{"id":10135,"date":"2017-06-04T08:15:46","date_gmt":"2017-06-04T08:15:46","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10135"},"modified":"2017-06-04T08:15:46","modified_gmt":"2017-06-04T08:15:46","slug":"twitterka-wasiirka-arrimaha-dibada-baxrayn-oo-la-jabsaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10135","title":{"rendered":"TWITTERKA WASIIRKA ARRIMAHA DIBADA BAXRAYN OO LA JABSADAY"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Bogga Internet-ka Twitter ee wasiirka arrimaha dibadda Bahrain Khalid al-Khalifa ayaa waxaa jabsaday wax u muuqda maleeshiyo Shiicada, farriimo ay soo dhigeen ayaa waxaa ka mid ah inay dhacday boqortooyadii waddanka.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-46916\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/96328364_twitter.jpg?resize=300%2C168\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"168\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Waxaa jira xiisad xooggan oo u dhaxeysa Shiicadda Baxrayn ku badan iyo Sunniga Muslimka ee talada xukunka haya.<\/p>\n<p>Dalka dariska ah ee Qatar ayaa sidoo kale dhawaan wuxuu ahaa dhibbane wax ay ku sheeggeen afduubayaal Internet-ka oo daabacay haddallo liddi ku ah hogaamiyaha wadanka.<\/p>\n<p>Tani waxay dhallisay xiisadd culus oo ka dhex curatay Khaliijka, baarayaal Ameerikaanka ah ka socda FBI-da ayaa haatan ka caawinaya Qatar baaritaanka ku aadan weeraradaas Internet-ka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bogga Internet-ka Twitter ee wasiirka arrimaha dibadda Bahrain Khalid al-Khalifa ayaa waxaa jabsaday wax u muuqda maleeshiyo Shiicada, farriimo ay soo dhigeen ayaa waxaa ka mid ah inay dhacday boqortooyadii waddanka. Waxaa jira xiisad xooggan oo u dhaxeysa Shiicadda Baxrayn ku badan iyo Sunniga Muslimka ee talada xukunka haya. Dalka dariska ah ee Qatar ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10136,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10135","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10135","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10135"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10135\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10137,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10135\/revisions\/10137"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10136"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}