{"id":10172,"date":"2017-06-06T06:15:58","date_gmt":"2017-06-06T06:15:58","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10172"},"modified":"2017-06-06T06:15:58","modified_gmt":"2017-06-06T06:15:58","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-isku-shaandhayn-ku-sameeyey-xukumadiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10172","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyey Xukumadiisa."},"content":{"rendered":"<h3><strong>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-4828\/062017 uu xilka qaadis, magacaabid iyo isku bedel ku sameeyey caawa oo ay taariikhdu tahay 06\/05\/2017, xubno ka mida xukuumaddiisa.<\/strong><\/h3>\n<h3><strong>Madaxweynuhu:<\/strong><\/h3>\n<h3><strong>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/strong><\/h3>\n<h3><\/h3>\n<h3><strong>Markuu Tixgeliyey:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Ahmiyadda weyn ee ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha Qaranka;<\/strong><\/h3>\n<h3><\/h3>\n<h3><strong>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In baahi loo qabo buuxinta jagada Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee Jamhuuriyadda Somaliland;<\/strong><\/h3>\n<h3><\/h3>\n<h3><strong>Markuu Ka Fiirsaday:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;<\/strong><\/h3>\n<h3><\/h3>\n<h3><strong>Markuu Ku Qancay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<\/strong><\/h3>\n<h3><\/h3>\n<h3><strong>Wuxuu go\u2019aansaday<\/strong><\/h3>\n<h3><strong>.<\/strong><\/h3>\n<table width=\"680\">\n<tbody>\n<tr>\n<td colspan=\"5\" width=\"680\">\n<h3><strong>Magacaabida iyo Isku bedelka Wasiiradda, Wasiir Ku xigeenada iyo Wasiiru-dawlayaasha<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">\n<h3><strong>1<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">\n<h3><strong>In Mudane, Mustafe Faarax Abraar, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">\n<h3><strong>2<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">\n<h3><strong>In Mudane, Xasan Xuseen Nuur Geelle, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">\n<h3><strong>3<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">\n<h3><strong>In Mudane, Cabdillaahi Aw Aadan Raabi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">\n<h3><strong>4<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">\n<h3><strong>In Mudane, Axmed Cali Baynax, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">\n<h3><strong>5<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">\n<h3><strong>In Mudane, Axmed Aadan Ismaaciil (Keyse), uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta ee Jamhuuriyadda Somaliland (Bedel hore Wasiir Ku-xigeenkii Wasaaradda Arrimaha Dibedda)<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">\n<h3><strong>6<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">\n<h3><strong>In Mudane, Kaysar Cabdillaahi Maxamed, uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel hore Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta)<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">\n<h3><strong>7<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">\n<h3><strong>In Mudane, Axmed Xaashi Cabdi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel hore Wasiir Ku-xigeenkii Wasaaradda Madaxtooyada JSL)<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">\n<h3><strong>8<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">\n<h3><strong>In Mudane, Cali Axmed Maxamed (Dhegoole), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Madaxtooyada ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel hore \u00a0Wasiir Ku-xigeenkii Wasaaradda Maaliyada)<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">\n<h3><strong>9<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">\n<h3><strong>In Mudane, Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel hore Wasiiru-dawlihii Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta)<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">\n<h3><strong>10<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">\n<h3><strong>In Mudane, Yuusuf Cismaan Garas, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta ee Jamhuuriyadda Somaliland.(Bedel hore Wasiir Ku xigeenkii Wasaaradda Wershadaha)<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">\n<h3><strong>11<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">\n<h3><strong>In Mudane, Cabdisalaan Maxamed Xasan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Warshadaha ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel hore wasiir ku xigeenkii wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga)<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td colspan=\"2\" width=\"418\">\n<h3><strong>Magacaabida Agaasimeyaasha Guud<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"3\" width=\"262\">\n<h3><strong>\u00a0<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">\n<h3><strong>1<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">\n<h3><strong>In Mudane, Jamaal Cabdillaahi Maxamed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">\n<h3><strong>2<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">\n<h3><strong>In Mudane, Cabdikariim Xuseen Siciid, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yadda ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td colspan=\"2\" width=\"418\">\n<h3><strong>Magacaabida Hay\u2019addaha Dawladda<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"3\" width=\"262\">\n<h3><strong>\u00a0<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">\n<h3><strong>1<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">\n<h3><strong>In Mudane, Xuseen Maxamed Jaamac (Balal), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Ku-xigeenka Garyaqaanka Guud ee Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">\n<h3><strong>2<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">\n<h3><strong>In Mudane, Dayib Aadan Xaaji Cali, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado xubin ka tirsan Guddida Maamul-wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq-maasuqa ee JSL.<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td colspan=\"3\" width=\"610\">\n<h3><strong>Magacaabida La-taliye Madaxweyne<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"2\" width=\"70\">\n<h3><strong>\u00a0<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">\n<h3><strong>1<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">\n<h3><strong>In Mudane, Maxamed Ismaaciil Cabdi (Xato), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Ciyaaraha.<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">\n<h3><strong>Magacaabida Wakiilka Somaliland ee Cuman iyo Kuwait<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td width=\"30\">\n<h3><strong>\u00a0<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">\n<h3><strong>1<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">\n<h3><strong>In Mudane, Salaan Xasan Cabdulle Warsame, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalalka Cumaan iyo Kuwait.<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td colspan=\"3\" width=\"610\">\n<h3><strong>Magacaabida Gudoomiyeyaasha Iyo Kuxigeenadda Gobolada<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"2\" width=\"70\">\n<h3><strong>\u00a0<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">\n<h3><strong>1<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">\n<h3><strong>In Mudane, Axmed Diiriye Cabdillaahi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Daad-madheedh ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">\n<h3><strong>2<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">\n<h3><strong>In Mudane, Cabdi Nuur Sugaal, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Awdal ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">\n<h3><strong>3<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">\n<h3><strong>In Mudane, Nuur Qaasim Qodax, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Saraar ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">\n<h3><strong>\u00a0<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td width=\"388\">\n<h3><strong>\u00a0<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td width=\"192\">\n<h3><strong>\u00a0<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td width=\"40\">\n<h3><strong>\u00a0<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td width=\"30\">\n<h3><strong>\u00a0<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<h3><\/h3>\n<h3><\/h3>\n<h3><strong>Ujeeddo: Xilka Qaadis<\/strong><\/h3>\n<h3><strong>Mudaneyaal,<\/strong><\/h3>\n<h3><strong>\u00a0<\/strong><\/h3>\n<h3><strong>Waxaan aad idinka mahadinayaa muddadii aynu wada shaqaynaynay. Xilalka Qaranka ayey dabcigeed tahay in ay meerto noqoto oo kolba cid hanan karta loo dhiibo.<\/strong><\/h3>\n<h3><\/h3>\n<h3><strong>Sidaa darteed, waxaan gartay in aan idinka qaado xilalkii aad qaranka Jamhuuriyadda Somaliland u hayseen.<\/strong><\/h3>\n<h3><\/h3>\n<h3><strong>Haddaba, waxaan idinka rajaynayaa in aad si niyad sami ah ugu wareejisaan xilalkii aad u hayseen qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, masuuliyiintaa aan u soo igmaday ee kor ku xusan.<\/strong><\/h3>\n<h3><\/h3>\n<table style=\"height: 773px\" width=\"682\">\n<tbody>\n<tr>\n<td colspan=\"2\" width=\"199\">\n<h3><strong>Xilka Qaadis<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td width=\"439\">\n<h3><strong>\u00a0<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"22\">\n<h3><strong>1<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"2\" width=\"616\">\n<h3><strong>Mudane, Maxamuud Sheekh Cabdillaahi Cige, Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"22\">\n<h3><strong>2<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"2\" width=\"616\">\n<h3><strong>Mudane, Axmed Nuur Faahiye, Wasiiru-dawlihii Hore ee Wasaaradda Duulista Hawada<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"22\">\n<h3><strong>3<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"2\" width=\"616\">\n<h3><strong>Mudane, Xasan Daahir Dhimbiil, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Caafimaadka<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"22\">\n<h3><strong>4<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"2\" width=\"616\">\n<h3><strong>Mudane, Farxaan Xasan Cabdi, Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Daad-madheedh<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"22\">\n<h3><strong>5<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"2\" width=\"616\">\n<h3><strong>Mudane, Ibraahim Jaamac Maxamed, Guddoomiye Ku-xigeenkii Hore ee Gobolka Saraar<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"22\">\n<h3><strong>6<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td colspan=\"2\" width=\"616\">\n<h3><strong>Mudane, Maxamed Cali Aadan, Agaasimihii Hore ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yadda<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"22\">\n<h3><strong>\u00a0<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td width=\"177\">\n<h3><strong>\u00a0<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<td width=\"439\">\n<h3><strong>\u00a0<\/strong><\/h3>\n<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<h3><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><\/h3>\n<h3><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><\/h3>\n<h3><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><\/h3>\n<h3><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><\/h3>\n<h3><strong>ALLAA MAHAD LEH<\/strong><\/h3>\n<h3><strong>\u00a0<\/strong><\/h3>\n<h3><strong>Naasir Yuusuf Daahir<\/strong><\/h3>\n<h3><strong>Agaasimaha Saxaafadda Madaxtooyada JSL, ahna<\/strong><\/h3>\n<h3><strong>Ku simaha Af-hayeenka.<\/strong><\/h3>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-4828\/062017 uu xilka qaadis, magacaabid iyo isku bedel ku sameeyey caawa oo ay taariikhdu tahay 06\/05\/2017, xubno ka mida xukuumaddiisa. Madaxweynuhu: Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Ahmiyadda weyn ee ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10173,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10172","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10172","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10172"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10172\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10174,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10172\/revisions\/10174"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10173"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10172"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10172"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10172"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}