{"id":10227,"date":"2017-06-07T08:19:20","date_gmt":"2017-06-07T08:19:20","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10227"},"modified":"2017-06-07T08:19:20","modified_gmt":"2017-06-07T08:19:20","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-maalmaha-soo-socda-lagu-wado-in-u-dhoofo-imaaraadka-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10227","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland  Oo Maalmaha Soo Socda Lagu Wado In U  Dhoofo Imaaraadka Carabta."},"content":{"rendered":"<p>Hargeisa(GLN)_Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa<\/p>\n<p>la filayaa in maalmaha soo socda uu safar ugu baxo dalka Imaraadka Carabta sida ilo xog ogaal ahi u xaqiijiyeen wargeyska Geeska Africa Ee ka Soo Baxa Magalada Hargeisa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Warkan ayaa sheegaya in safarka madaxweyne Siilanyo ee Imaaradka Carabtu uu yahay mid isaga u gaar ah isla markaana waxaa uu dalka madaxweyne Siilanyo ku soo laaban doonaa inta aanay dhamaanin bisha Ramadaan .<\/p>\n<div id=\"middle_article_campaign\"><\/div>\n<p>Madaxweyne Siilanyo ayaa safarkii ugu danbeeyey ee uu dalka kaga dhoofo waxaa uu ka soo laabtey horaanii bishii March ee sanadkan isaga oo dalka Ingiriiska ku tagey socdaal u gaar ah<\/p>\n<p>Safarkan Madaxweynaha Somaliland ayaa ku Soo Beegmaaya Xili ay Deegaano ka Tirsan Somaliland ka Jirto Xaalad adag Oo ah Shuban biyood<\/p>\n<p>Source:- Geeska<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeisa(GLN)_Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa la filayaa in maalmaha soo socda uu safar ugu baxo dalka Imaraadka Carabta sida ilo xog ogaal ahi u xaqiijiyeen wargeyska Geeska Africa Ee ka Soo Baxa Magalada Hargeisa. &nbsp; Warkan ayaa sheegaya in safarka madaxweyne Siilanyo ee Imaaradka Carabtu uu yahay mid isaga u gaar ah isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10228,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10227","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10227","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10227"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10227\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10229,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10227\/revisions\/10229"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10228"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10227"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10227"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10227"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}