{"id":10230,"date":"2017-06-07T08:41:14","date_gmt":"2017-06-07T08:41:14","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10230"},"modified":"2017-06-07T08:41:14","modified_gmt":"2017-06-07T08:41:14","slug":"wasiirka-cadaalada-somaliland-oo-markii-ugu-horeysay-ka-hadlay-maxabiis-ku-muddo-dhaaftay-jeelasha-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10230","title":{"rendered":"Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay ka Hadlay  Maxabiis Ku Muddo Dhaaftay Jeelasha Dalka."},"content":{"rendered":"<p>Hargeisa()_Wasiirka wasaarada Cadaalada Somaliland Muddane Axmed Faarax Cadare ayaa Markii Ugu Horeysay ka Hadlay Maxabiista ku Muddo Dhaaftay Jeelasha dalka ,oo ay<\/p>\n<p>hoos yimadaan wasaaradiisa maamulka xabsiyada dalku waxaa uu ka hadley maxbiis ku jirta xabsiyada kala duwan ee dalka kuwaas oo ku muddo dhaafta oo wakhtigii lagu xukumey in ka sii badana \u00a0ku Jira jeelasha \u00a0.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiir Cadare \u00a0oo ku sugan dalka Ingiriiska ayaa u waramey TV-ga \u00a0SAAB TV waxaa uu sheegay in ay arintaasi jirto sababta ay xabsiyada dalka ugu muddo dhaafeena ay tahay iyada oo loo haysto lacago deyn ah isla markaana xabsiga ku sii jira ilaa inta lacagta deynta ah laga bixinaayo marka uu xukunkoodu u dhamaado.<\/p>\n<p>Sidoo kale wasiirka cadaalada Somaliland ayaa waxaa uu bulshada Somaliland iyo dadka khayrka jecel ee muxsiniinta ah ugu baaqay in ay Dadkaasi caawiyaan deymaha lagu leeyahay ee xabsiga sida muddo dhaafka ah ugu jira ay ka bixiyaan deymahaas si loo soo daayo.<\/p>\n<p>Sikastaba ha ahaate Hadalkan Wasiirka Cadaalada Somaliland ayaa Imaanaya Xili ay Xabsiyada Dalku ku Jiran Maxabiis Tiro Badan oo loo haysto Daymo kala Duwan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeisa()_Wasiirka wasaarada Cadaalada Somaliland Muddane Axmed Faarax Cadare ayaa Markii Ugu Horeysay ka Hadlay Maxabiista ku Muddo Dhaaftay Jeelasha dalka ,oo ay hoos yimadaan wasaaradiisa maamulka xabsiyada dalku waxaa uu ka hadley maxbiis ku jirta xabsiyada kala duwan ee dalka kuwaas oo ku muddo dhaafta oo wakhtigii lagu xukumey in ka sii badana \u00a0ku Jira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10231,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10230","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10230","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10230"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10230\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10232,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10230\/revisions\/10232"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10231"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10230"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10230"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10230"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}