{"id":1026,"date":"2016-09-09T13:37:08","date_gmt":"2016-09-09T13:37:08","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1026"},"modified":"2016-09-09T13:37:08","modified_gmt":"2016-09-09T13:37:08","slug":"gudoomiye-ku-xigeenkii-garabka-dhalinyarada-heer-qaran-ee-xisbiga-waddani-oo-si-casishay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1026","title":{"rendered":"Gudoomiye Ku Xigeenkii Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga WADDANI Oo Si Casishay."},"content":{"rendered":"<h1 class=\"entry-title\">Gudoomiye Ku Xigeenkii Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga WADDANI Oo\u00a0 maanta\u00a0 Si Casishay.<\/h1>\n<p><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/fdddd.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1027\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/fdddd-295x300.png\" alt=\"fdddd\" width=\"295\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/fdddd-295x300.png 295w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/fdddd.png 492w\" sizes=\"auto, (max-width: 295px) 100vw, 295px\" \/><\/a>Hargeysa(GLN)_Gudoomiye ku Xigeenkii Garabka Dhalinyarada Heer Qaran ee xisbiga waddani\u00a0 Marwo Saynab Axmed Cali ayaa\u00a0 maanta sheegtay in ay iska casishay Xilkii ay ka haysay Xisbiga WADDANI, Iyadoo intaas-na ku dartay in ay Xubinimadii Xisbigana ay kala noqotay sida ay hadalka u dhigtay .<\/p>\n<p>Is casiladda marwo saynab\u00a0 ayaa imanaysa ka dib markii todobaad ka hor sidan oo kale ay isku casileen Gudoomiyayaashi Degmooyinka Maxamed Mooge, Maxamuud Haybe Iyo Salaxley Ee Xisbigaasi WADDANI u malalaayey degmooyinka. .<\/p>\n<p>Sidoo kale Waxaa xusid Mudan in Masuulkan hadda is casishay ay sii ahayd ku Simaha Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbigaasi, iyadoo Gudoomiyihii Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbigaasi uu hore isna isu cassilay .<\/p>\n<p>Is Casilaaddan Saynab Axmed Cali ayaa ku soo beegantay Markii Maanta Xilka Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Loo Magacaabay Maxamed Sidiiq Damme oo hore u ahaa, Af-hayeenkii Garabka Dhalinyarada, waxaana suurtagal ah in Magacaabista Maxamed Sidiiq Dhamme ay Sameen ku leedahay Is Casilaadda Saynab Axmed Cali oo ahayd Gudoomiye ku Xigeenkii Garabka Dhalinyarada, Maadaama ay isku beegantay Magacaabista Dhamme iyo Is Casilaadda Saynab Axmed Cali .<\/p>\n<p>Sikastaba ha ahaate marwo saynab axmed cali ayaan wax faafaahin ah ka bixi is casiladeda iyada oo maalmihi ugu danbeyey gudoomiyaha xisbiga waddani\u00a0 u waday\u00a0 magacaabis kala duwan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiye Ku Xigeenkii Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga WADDANI Oo\u00a0 maanta\u00a0 Si Casishay. Hargeysa(GLN)_Gudoomiye ku Xigeenkii Garabka Dhalinyarada Heer Qaran ee xisbiga waddani\u00a0 Marwo Saynab Axmed Cali ayaa\u00a0 maanta sheegtay in ay iska casishay Xilkii ay ka haysay Xisbiga WADDANI, Iyadoo intaas-na ku dartay in ay Xubinimadii Xisbigana ay kala noqotay sida ay hadalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1027,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1026","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1026","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1026"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1026\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1028,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1026\/revisions\/1028"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1027"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1026"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1026"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1026"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}