{"id":10263,"date":"2017-06-07T15:00:16","date_gmt":"2017-06-07T15:00:16","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10263"},"modified":"2017-06-07T15:00:16","modified_gmt":"2017-06-07T15:00:16","slug":"wasiirka-duulista-somaliland-oo-kulan-layeeshay-wasiirka-maaliyadda-ee-dalka-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10263","title":{"rendered":"Wasiirka Duulista Somaliland Oo Kulan Layeeshay Wasiirka Maaliyadda Ee Dalka Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland \u00a0Farxaan Aadan Haybe oo safar shaqo ku jooga Dalka Jamuuriyada Jabuuti, ayaa kulan kula qaatay Xafiiskiisa Wasiirka Maaliyada Jabuuti. Mudane \u00a0Ilyaas.<\/p>\n<p>Wasiirka Duulista waxaa kulan kan ku wehelinaayey Safiirka Somaliland ee Jabuuti C\/fataax Siciid Axmed \u00a0iyo Agaasimaha Waaxda Saadaasha Hawada ee Wasaarada Duulsta C\/rashiid Cali Xadi, kulan kan oo qaatay qadar xoogaya ayey labada Wasir kagaa wada hadleen, xidhiidhka qotada dheer ee saaxibtinimo ee labada wadan, isusocodka iyo arimo kale.<\/p>\n<p>Wasiirka Duulista oo bartiisa Facebook soo dhigay qoraal kooban oo uu kaga hadlaayo kulankaas, ayaa waxa uu yidhi:-\u201cIn xog la wadaago Lana kasbado saaxiibo dawlado iyo shakhsiyaad miisaan culus ku leh talada iyo siyaasada wadamada<\/p>\n<div><span id=\"spnCOntent\">geeska waa udub dhexaadka in Soomaaliland ku sii durugto in ay aduunyada ka dhaadhiciso in ay u qalanto in looga garaabo doonisteeda ah dal madax banaan.\u201d<\/span><\/div>\n<p>\u201cWaxaanu xafiiskiisa kula kulanay Wasiirka maaliyada ee dalka jabouti Mudane Ilyaas iyadoo ay I weheliyaan safiirka soomaaliland ee jabouti Mudane Cabdifataax iyo agaasimaha waaxda saadasha hawada ee wasaarada duulista JSL.\u201d<\/p>\n<p>\u201cKulankaas oo qaatay saacad waxaanu wasiirka si qoton dheer uga sheekaysanay xaalada dhaqaale iyo raadka abaartu ku leedahay SL iyo horumarka imika ka socda labada wadan iyo muhiimada ay leedahay in la xoojiyo iskaashiga labada wadan ee dhinacyada isu socodka iyo xoojinta wadashaynta dhinacyada badan leh ee imika jirta. Waxaan uga mahad celinayaa Wasiir Ilyaas sidii qiimaha iyo sharaf ta badnay ee aqoontu ku dheehnayd ee uu xafiiskiisa noogu soo dhoweeyay.\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland \u00a0Farxaan Aadan Haybe oo safar shaqo ku jooga Dalka Jamuuriyada Jabuuti, ayaa kulan kula qaatay Xafiiskiisa Wasiirka Maaliyada Jabuuti. Mudane \u00a0Ilyaas. Wasiirka Duulista waxaa kulan kan ku wehelinaayey Safiirka Somaliland ee Jabuuti C\/fataax Siciid Axmed \u00a0iyo Agaasimaha Waaxda Saadaasha Hawada ee Wasaarada Duulsta C\/rashiid Cali Xadi, kulan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10264,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10263","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10263","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10263"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10263\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10265,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10263\/revisions\/10265"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10264"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10263"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10263"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10263"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}