{"id":10269,"date":"2017-06-07T15:16:25","date_gmt":"2017-06-07T15:16:25","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10269"},"modified":"2017-06-07T15:16:25","modified_gmt":"2017-06-07T15:16:25","slug":"raysal-wasaaraha-dalka-ingiriiska-theresa-may-oo-qorshaynaysa-inay-badasho-xeerarka-xuquuqda-aadanaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10269","title":{"rendered":"Raysal Wasaaraha Dalka Ingiriiska Theresa May   Oo Qorshaynaysa Inay Badasho Xeerarka Xuquuqda Aadanaha"},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisalwasaaraha Britain Theresa May ayaa sheegtay in ay baddali doonto xeerarka xuquuqda aadanaha haddii ay &#8220;hor istaagaan&#8221; wax ka qabashada dadka looga shakiyo argagixisada.<br \/>\nUrurka shaqaalaha ayaa sheegay &#8220;in aysan ahayn fariintii ay diri lahaayeen&#8221;.Ra&#8217;iisal wasaaruhu waxay sheegtay in ay sahli doonto in la masaafuriyo dadka looga shakiyo argagixisada &#8220;ayna ka hor istaagi doonto xorriyadda iyo dhaqdhaqaaqa kuwa halista ah hadda.<\/p>\n<p>Ammaanka ayaa hadheeyay maalmihii u dambeeyay ee ol&#8217;olaha doorashada guud ka dib markii ay weerarro ka dhaceen magaalooyinka London iyo Manchester.<\/p>\n<p>Xisbiyada mucaaradka ah ayaa xisbiga talada haya ku dhaliilay in uu kharashaadkii ka dhimay booliiska.<\/p>\n<p><span id=\"spnCOntent\">Theresa May oo ka hadlaysa weerarkii London ka dib ayaa sheegtay &#8220;dulqaadkii wuu dhamaaday&#8221; ladagaalanka argagixisadana &#8220;in wax laga baddalo uu u baahan yahay&#8221;.<\/span><\/p>\n<p>Iyada oo khudbad u jeedinaysa dadka xuquuqda aadanaha u dhaqdhaqaaqa oo ku sugan magaalada Slough fiidnimadii salaasadii ayay sheegtay &#8220;in aan xabsi dambe lagu xukumi doonin kuwa dambiyo argagixiso lagu helo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Source:-BBCsomali<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisalwasaaraha Britain Theresa May ayaa sheegtay in ay baddali doonto xeerarka xuquuqda aadanaha haddii ay &#8220;hor istaagaan&#8221; wax ka qabashada dadka looga shakiyo argagixisada. Ururka shaqaalaha ayaa sheegay &#8220;in aysan ahayn fariintii ay diri lahaayeen&#8221;.Ra&#8217;iisal wasaaruhu waxay sheegtay in ay sahli doonto in la masaafuriyo dadka looga shakiyo argagixisada &#8220;ayna ka hor istaagi doonto xorriyadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10270,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10269","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10269","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10269"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10269\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10271,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10269\/revisions\/10271"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10270"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10269"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10269"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10269"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}