{"id":10307,"date":"2017-06-10T07:27:06","date_gmt":"2017-06-10T07:27:06","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10307"},"modified":"2017-06-10T07:27:06","modified_gmt":"2017-06-10T07:27:06","slug":"ciidamada-soomaaliya-iyo-amisom-oo-dagaal-kula-wareegay-deegaano-ka-tirsan-shhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10307","title":{"rendered":"Ciidamada Soomaaliya iyo AMISOM oo dagaal kula wareegay deegaano ka tirsan Sh\/Hoose."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM ayaa saaka duulaan ku qaaday deegaano hoos-taga degmada Afgooye iyo deegaanka Janaale, halkaasoo ay maamulayeen Kooxda Al-Shabaab.<span id=\"more-72485\"><\/span><\/p>\n<p>Sida ay sheegayaan wararka ciidamada ayaa la wareegay deegaanada Baladul-Amiin, Farsoley, Mubaarak iyo Bariire oo ahaa tuulooyin hoos taga degmada Afgooye.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in dagaal uu halkaas ku dhex maray ciidamada huwanta iyo dagaalyahanada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Ciidamada huwanta iyo Al-Shabaab ayaa la soo sheegayaa in dagaal xooggan uu ku dhex marayo agagaarka deegaanka Janaale.<\/p>\n<p>Xaalada deegaanka Janaale iyo deegaanada ku dhow dhow ayaa kacsan, iyadoo ay isaga barakaceen dadkii deegaanka ee ku sugnaa.<\/p>\n<p>Duulaanka saaka ciidamad dowladda ku qaadeen Al-Shabab ayaa la sheegay inuu ahaa mid qorsheysnaa oo maalmahan ciidamada ay wadeen dhaq dhaqaaqyo ciidan.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa gacanta ku heysa qeybo badan oo ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo la sheego inay yihiin goobaha inta badan ay dagaalada ka soo abaabulaan.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM ayaa saaka duulaan ku qaaday deegaano hoos-taga degmada Afgooye iyo deegaanka Janaale, halkaasoo ay maamulayeen Kooxda Al-Shabaab. Sida ay sheegayaan wararka ciidamada ayaa la wareegay deegaanada Baladul-Amiin, Farsoley, Mubaarak iyo Bariire oo ahaa tuulooyin hoos taga degmada Afgooye. Wararka ayaa sheegaya in dagaal uu halkaas ku dhex maray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10308,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10307","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10307","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10307"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10307\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10309,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10307\/revisions\/10309"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10308"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10307"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10307"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10307"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}