{"id":10319,"date":"2017-06-10T14:54:08","date_gmt":"2017-06-10T14:54:08","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10319"},"modified":"2017-06-10T14:55:21","modified_gmt":"2017-06-10T14:55:21","slug":"war-deg-deg-ahxukumada-somaliland-oo-ku-dhawaaqday-in-ay-xidhiidhkii-diblamaasiyadeed-u-jartay-dalka-qadar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10319","title":{"rendered":"War Deg Deg ah;Xukumada Somaliland Oo ku Dhawaaqday In ay Xidhiidhkii Diblamaasiyadeed u jartay Dalka Qadar."},"content":{"rendered":"<p>Hargeisa(GLN)_Kulan ay Maanta ku Yeesheen Magalada Hargeisa Golaha Wasiirada Somaliland Oo U Hogaaminayey Madaxmeyne Axmed maxamed Maxamud Siilanyo ayaa lagaga Dooday Doorka ay Somaliland kuleedahay\u00a0 Khilaafka Diblumaasiyadeed ee ka Dhex jira wadamada Khaliijka Carabta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Shirkaas oo uu shir gudoominaayey Madaxweyne Siilanyo ayaa wasiirada Xukumada Somaliland Qar ka mid ah waxaay soo bandhigay qodob ku jiray ajandaha shirka oo ahaa in Somaliland Barbar istaagto dalalka Khaliijka gaar ahaan Imaraadka Carata oo wada shaqeyn wanaagsan la leh Xukumada Somaliland .<\/p>\n<p>Kulan kaasi Oo \u00a0Qaatay Saacaddo badan kadib\u00a0Golaha Wasiirada ayaa waxaa ay go,aan ku gaadheen in Somaliland ay xidhiidhka u jarto dalka Qadar isla markaana la safato dalalka ay hogaaminaayaan Sucuudiga Iyo Imaaradka carabta.<\/p>\n<p>Shirkan Maanta Golaha Wasiirada ayaa laga Soo saaray in xukumada Somaliland ay Si Buuxda u Tageerayso Imaaraadka Carabta,ayna Hawada Somaliland isctimaali kari cid aan oglanaasho ka ahaysan xukumda somaliland.<\/p>\n<p>Go,aankan Xukumada Somaliland ayaa Imanay ka dib markii Dalka Sacuudi Carabiya iyo xulafadeeda ayaa\u00a0\u00a0xidhiidhka \u00a0 Diblamaasiyadeed u jarto dalka Qadar.<\/p>\n<h5 id=\"js_o\" class=\"_5pbw _5vra\"><\/h5>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"SOMALILAND OO XIDHIIDHKA UJARTEY DALKA QADAR\" width=\"500\" height=\"281\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Q5lhj8okl74?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeisa(GLN)_Kulan ay Maanta ku Yeesheen Magalada Hargeisa Golaha Wasiirada Somaliland Oo U Hogaaminayey Madaxmeyne Axmed maxamed Maxamud Siilanyo ayaa lagaga Dooday Doorka ay Somaliland kuleedahay\u00a0 Khilaafka Diblumaasiyadeed ee ka Dhex jira wadamada Khaliijka Carabta. &nbsp; Shirkaas oo uu shir gudoominaayey Madaxweyne Siilanyo ayaa wasiirada Xukumada Somaliland Qar ka mid ah waxaay soo bandhigay qodob ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10320,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10319","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10319","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10319"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10319\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10322,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10319\/revisions\/10322"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10320"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10319"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10319"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10319"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}