{"id":10343,"date":"2017-06-11T14:11:33","date_gmt":"2017-06-11T14:11:33","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10343"},"modified":"2017-06-11T14:11:33","modified_gmt":"2017-06-11T14:11:33","slug":"wasiiru-dowlaha-wasaarada-arrimaha-dibadda-dalka-qatar-oo-maanta-gaadhay-magalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10343","title":{"rendered":"Wasiiru dowlaha Wasaarada Arrimaha Dibadda Dalka \u00a0Qatar oo Maanta gaadhay Magalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Dalka Qatar Sultan bin Saad Al-Muraikhi \u00a0ayaa socdaal lama filaan ah Maanta \u00a0ku Tagay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, isagoo kulamo la leh madaxda Xukumada Soomaaliya.<span id=\"more-72569\"><\/span><\/p>\n<p>Warar \u00a0ayaa sheegaya in Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Qatar u xilligan kulan la leeyahay Raysal Wasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ilo wareedyo ayaa xaqiijinaya in Wasiiru dowlaha Qatar uu sidoo kale la kulmi doono Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo, si uu ugu mahad celiyo go\u2019aanka ay qaadatay dowladda Federaalka ee ku aadan inay dhex dhexaad ka noqoto xiisada siyaasadeed ee dowladdaha Khaliijka Carabta.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa haatan ku dhex dhacday xaalada siyaasadeed ee Khaliijka carabta, iyadoo ay heysato labo daran mid dooro, iyadoo Qatar ay saaxib dhow la tahay shaqsiyaad ku dhow Madaxweyne maxamed cabdilaha Farmaajo, halka Sacuudigana uu ku adkeysanayo hadii aysan xidhiidhka Diblamaasiyaadeed u jarin in uusan dhaqaalihii u balan qaaday siin doonin.<\/p>\n<p>Dowladda Qatar ayaa la kulmeysa cadaadis weyn, tan iyo markii xulafada uu Sacuudiga hoggaamiyo ay xidhiidhka u jareen, isla markaana la geliyay go\u2019doomin dhanka ganacsiga, lagana xidhay hawada, badda iyo dhulka.<\/p>\n<p>Dowladda \u00a0Qatar ayaa hada isticmaaleysa Hawada Soomaaliya, kaddib markii wadamada Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar ay hawada ka xidhteen<\/p>\n<p>Lama oga saameynta arrintan ku yeelan karto dowladda Federaalka Soomaaliya imaatinka Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Qatar, iyadoo Sacuudiga xilligan u muuqdo mid ku cadaadinaya dowladda Soomaaliya inay xidhiidhka Diblamaasiyaadeed u jarto Qatar.<\/p>\n<p>Safarkan\u00a0Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Dalka Qatar ku Tagay magalada muqdisho ayaa ku soo Beegmay kadib Markii ay Shalay ku dhawaaqday Xukumada Somaliland in ay Xidhiidhka ay u Jartay Dalka Qadar ayna la Safan tahay Dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Dalka Qatar Sultan bin Saad Al-Muraikhi \u00a0ayaa socdaal lama filaan ah Maanta \u00a0ku Tagay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, isagoo kulamo la leh madaxda Xukumada Soomaaliya. Warar \u00a0ayaa sheegaya in Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Qatar u xilligan kulan la leeyahay Raysal Wasaaraha Soomaaliya. Ilo wareedyo ayaa xaqiijinaya in Wasiiru dowlaha Qatar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10344,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10343","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10343","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10343"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10343\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10345,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10343\/revisions\/10345"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10344"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10343"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10343"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10343"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}