{"id":10349,"date":"2017-06-11T14:36:14","date_gmt":"2017-06-11T14:36:14","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10349"},"modified":"2017-06-11T14:36:14","modified_gmt":"2017-06-11T14:36:14","slug":"madaxwaynaha-somaliland-axmed-siilaanyo-oo-dhawaaqay-wakhtiga-doorashadda-madaxtooyada-la-galayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10349","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo  Oo Dhawaaqay Wakhtiga Doorashadda Madaxtooyada La Galayo."},"content":{"rendered":"<div>\n<p align=\"center\">Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo \u00a0Oo Dhawaaqay Wakhtiga Doorashadda Madaxtooyada La Galayo.<\/p>\n<p align=\"center\"><strong><u>Xafiiska Af-hayeenka Iyo Warbaahinta Madaxtooyada JSL<\/u><\/strong><\/p>\n<p align=\"right\"><img width=\"749\" height=\"3\" \/><strong><em><u>Taariikh: 11\/06\/2017<\/u><\/em><\/strong><\/p>\n<p align=\"center\"><strong><u>WAR-SAXAAFADEED<\/u><\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xeer Madaxweyne oo summadeedu tahay <strong>JSL\/M\/XERM\/249-4866\/062017<\/strong> ku Cayimay Xilliga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland la qaban doono<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Madaxweynuhu:<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda\u00a0\u00a0\u00a0 Somaliland;<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>\u00a0 Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Qodobka 83aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;\u00a0 <\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>\u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Qodobka 9aad ee <\/strong><strong>Xeerka Wax-ka Beddelka iyo Kaabista Xeerka Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Goleyaasha Deegaanada ee Xeer Lr.\u00a0 20\/ 2001;<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>\u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0Markuu Helay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Qoraalka Guddida Doorashooyinka Qaranka ee Summaddiisu tahay KDQ\/XK\/060\/2017 ee ku taariikhaysan 08\/06\/2017, Ujeeddadiisuna tahay Cayimaadda Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, si waafaqsan Qodobka<\/strong><strong><\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p><strong> <span id=\"MainContent_lblArticle2\"><span id=\"spnCOntent\">9aad (2) ee <\/span><\/span><\/strong><strong>Xeerka Wax-ka Beddelka iyo Kaabista Xeerka Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Goleyaasha Deegaannada ee Xeer Lr.\u00a0 20\/ 2001;<\/strong><strong>\u00a0 \u00a0 Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Go&#8217;aanka Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland ee summaddiisu tahay GG\/JSL\/Go&#8217;aan-02\/03\/2017, kuna taariikhaysan 06\/03\/2017, kaas oo lagu sameeyey muddo korodhsiimo ku eeg 13\/12\/2017;<\/strong><\/p>\n<p><strong>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Qoraalka Maxkamadda Dastuuriga ah, ee summaddiisu tahay MD\/DD\/01\/2017, kuna taariikhaysan 16\/02\/2017, ujeeddadiisuna tahay Qaraarka Dib-u-eegista Qaraar Fasiraad lam.MS\/DD\/02\/2015 ee 18\/08\/2015;\u00a0 <\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>\u00a0\u00a0\u00a0 Markuu Ku Qancay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In ay lagama-maarmaan u tahay Hannaanka Dimuqraadiyadda iyo Doorashooyinka in la cayimo Xilliga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/strong><\/p>\n<p align=\"center\">\n<p align=\"center\"><strong><u>Wuxuu Soo saaray<\/u><\/strong><\/p>\n<p align=\"center\">\n<p><strong>Xeerkan oo lagu go&#8217;aamiyey in taariikhdu marka ay tahay 13\/11\/2017, ay noqoto maalinta ay qabsoomayso Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland. <\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>ALLAA MAHAD LEH<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Naasir Yuusuf Daahir<\/strong><\/p>\n<p><strong>Agaasimaha Saxaafadda Madaxtooyada JSL, ahna <\/strong><\/p>\n<p><strong>Ku simaha Af-hayeenka.<\/strong><\/p>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo \u00a0Oo Dhawaaqay Wakhtiga Doorashadda Madaxtooyada La Galayo. Xafiiska Af-hayeenka Iyo Warbaahinta Madaxtooyada JSL Taariikh: 11\/06\/2017 WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xeer Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-4866\/062017 ku Cayimay Xilliga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland la qaban doono &nbsp; Madaxweynuhu: Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Qodobka 90aad ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10350,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10349","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10349","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10349"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10349\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10351,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10349\/revisions\/10351"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10350"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10349"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10349"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10349"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}