{"id":10358,"date":"2017-06-12T07:54:54","date_gmt":"2017-06-12T07:54:54","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10358"},"modified":"2017-06-12T07:54:54","modified_gmt":"2017-06-12T07:54:54","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-oo-ka-baaqday-shirka-igad-iyo-raysal-wasaaraha-oo-ka-qeyb-galaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10358","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaaliya oo ka baaqday shirka IGAD iyo Raysal Wasaaraha oo ka qeyb galaya."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqday shir Madaxda IGAD maanta uga furmaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.<span id=\"more-72627\"><\/span><\/p>\n<p>Ilo ku dhow dhow Madaxtooyada Villa Somalia ayaa xaqiijinaya in Madaxweynaha uusan ka qeyb gali doonin shirka, sababo la xiriira shaqooyin badan oo u yaala, taa bedelkeed uu Ra\u2019iisul Wasaaraha u diray Addis Ababa<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shirka ka qeyb galaya, waxaana lagu wadaa inuu saaka u ambababaxo magaalada Addis Ababa.<\/p>\n<p>Safarka Ra\u2019iisul Wasaaraha ku tagayo Addis Ababa ayaa noqonaya kii u horeeyay ee uu ku tago, sidoo kale waa safarkii labaad oo uu dalka dibaddiisa ugu ambabaxo.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa todobaadkii hore iclaamiyay shir deg deg ah oo looga hadlayo Xaalada wadanka Koofurta Sudan, isagoo ku casuumay Madaxda ku bahoobay urur goboleedka IGAD.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa diirada lagu saarayaa xaalada colaadeed iyo mida bani\u2019aadanimo ee ka jirta Koofurta Sudan.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqday shir Madaxda IGAD maanta uga furmaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Ilo ku dhow dhow Madaxtooyada Villa Somalia ayaa xaqiijinaya in Madaxweynaha uusan ka qeyb gali doonin shirka, sababo la xiriira shaqooyin badan oo u yaala, taa bedelkeed uu Ra\u2019iisul Wasaaraha u diray Addis Ababa Ra\u2019iisul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10359,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10358","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10358","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10358"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10358\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10360,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10358\/revisions\/10360"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10359"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10358"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10358"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10358"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}