{"id":10361,"date":"2017-06-12T08:26:19","date_gmt":"2017-06-12T08:26:19","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10361"},"modified":"2017-06-12T08:26:19","modified_gmt":"2017-06-12T08:26:19","slug":"madaxweynaha-maamulka-koofur-galbeed-soomaaliya-oo-la-kulmay-masuuliyiinta-shirkada-dp-world","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10361","title":{"rendered":"Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Oo La Kulmay Masuuliyiinta Shirkada Dp World."},"content":{"rendered":"<div>Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku sugan dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, isagoo kulamo kula leh Madaxda Shirkadda DP World.<\/div>\n<div id=\"single-heading-content\">\n<div class=\"single-right-big\">\n<article id=\"post-72596\" class=\"post-72596 post type-post status-publish format-standard has-post-thumbnail hentry category-wararka\">\n<div class=\"entry-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Shirkadda DP World ayaa horay ula wareegtay Dekedaha Berbera iyo Boosaaso oo ay heshiisyo kala gaar gaar ah la gashay xukuumadaha Puntland iyo Somaliland.<\/p>\n<p>Shirkaddan laga leeyahay dalka isu tagga Imaaraadka Carabta ayaa qorsheyneysa inay la wareegto dhamaan Dekedaha ku yaala Soomaaliya.<\/p>\n<\/div>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne Shariif Xasan iyo Mas\u2019uuliyiinta Shirkadda DP World ay miiska isla saareen sidii loo dhisi lahaa Dekeda Baraawe oo ku taal meel istiraatiiji ah.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa isku afgartay in la qiimeeyo Baraawe, si loo soo arko meelaha maalgashiga u baahan, waxaana la filayaa in DP World ay wafdi qiimeyn ah u soo dirto Baraawe, si ay \u00a0arkaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Baraawe oo ka mid aheyd magaalooyinkii qadiimiga ahaa ee Soomaaliya ayaa leh marin caalami ah oo istiraatiiji u aheyd maraakiibta oo ay Transit ahaan u isticmaali jireen xilliyadii bur burka ka hor, iyadoo laheyd buundo badda iyo magaalada afkeeda isku xidha oo lagu magacaabo Jilaani, taasoo ku bur burtay dagaalkii labaad ee Adduunka oo Ingiriiska iyo Talyaaaniga ku dagaalameen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i1.wp.com\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/shariif-xasan-dp-world1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-72598\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/shariif-xasan-dp-world1.jpg?resize=640%2C480\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/i1.wp.com\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/shariif-xasan-dp-world.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-72597\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/shariif-xasan-dp-world.jpg?resize=480%2C640\" alt=\"\" width=\"480\" height=\"640\" \/><\/a><\/p>\n<\/article>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku sugan dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, isagoo kulamo kula leh Madaxda Shirkadda DP World. &nbsp; Shirkadda DP World ayaa horay ula wareegtay Dekedaha Berbera iyo Boosaaso oo ay heshiisyo kala gaar gaar ah la gashay xukuumadaha Puntland iyo Somaliland. Shirkaddan laga leeyahay dalka isu tagga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10362,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10361","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10361","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10361"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10361\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10363,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10361\/revisions\/10363"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10362"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10361"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10361"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10361"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}