{"id":10379,"date":"2017-06-13T08:07:37","date_gmt":"2017-06-13T08:07:37","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10379"},"modified":"2017-06-13T08:07:37","modified_gmt":"2017-06-13T08:07:37","slug":"dawladda-panama-calaaqaad-cusub-oo-diblamaasiyadeed-la-yeelatay-dalka-shiinaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10379","title":{"rendered":"Dawladda Panama calaaqaad Cusub \u00a0Oo \u00a0diblamaasiyadeed\u00a0 La Yeelatay Dalka Shiinaha."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Dawladda Panama ayaa jartay calaaqaadkii dublamaasiyadeed ee ay wakhtiga dheer la lahayd Taiwan, taas baddalkeedana waxay xiriir cusub la billawday dalka Shiinaha.<\/p>\n<p>Dawladdu waxay sheegtay in ay aqoonsatay &#8220;in Shiinuhu uu hal dal yahay&#8221; ayna Taiwan u aragto qayb ka mid ah.<\/p>\n<p>Taiwan ayaa muujisay in ay arrintaas &#8220;ka xanaaqday kana xuntahay&#8221; waxayna dalka Panama ku eedaysay in uu u &#8220;cagojuglaynayo&#8221;.<\/p>\n<p>Shiinaha ayaa Taiwan u arka gobol dalkeeda ka mid ah dalal badan ayaana calaaqaad la leh Taiwan badalkii Shiinaha, Panama ayaase ah dalkii u dambeeyay ee arrintaas badala.<\/p>\n<p>Dalka Sao Tome and Principe ee qaaradda Afrika ku yaalla ayaa bishii Desembar ee sannadkii hore qaatay go&#8217;aan kan la mid ah.<\/p>\n<p>Bishii lixaad ee sannadkii hore ayay ahayd markii hogaamiyaha Taiwan Tsai Ing-wen ay booqashadeedii koobaad ee dibadda ah ay ku tagtay dalka Panama.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/17EB7\/production\/_96457979_811057b9-2031-459e-9845-c32babe695d0.jpg\" alt=\"Tsai oo dhanka bidix xigta ayaa sannadkii hore la kulantay madaxweynaha Panama Juan Carlos oo dhanka midig xiga\" width=\"976\" height=\"549\" \/><span class=\"off-screen\">Lahaanshaha sawirka<\/span><span class=\"story-image-copyright\">AFP\/GETTY IMAGES<\/span><\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"off-screen\">Image caption<\/span><span class=\"media-caption__text\">Tsai oo dhanka bidix xigta ayaa sannadkii hore la kulantay madaxweynaha Panama Juan Carlos oo dhanka midig xiga<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Hadda 20 dal oo kali ah ayaa calaaqaad dublamaasiyadeed la leh Taiwan.<\/p>\n<p>Shiinaha ayaa sannadihii u dambeeyay aad u kordhiyay maalgashiga uu ku samaysanayo dalka Panama oo ku yaalla qaaradda Ameerika lehna gacanka Panama.<\/p>\n<p>ku dhawaaqitaanka Panama ka dib warbaahinta dawladda Shiinaha ayaa shaacisay sawirrada labada wasiir arrimo dibadeed oo heshiis dublamaasiyadeed ku sixiixanaya magaalada Beijing.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawladda Panama ayaa jartay calaaqaadkii dublamaasiyadeed ee ay wakhtiga dheer la lahayd Taiwan, taas baddalkeedana waxay xiriir cusub la billawday dalka Shiinaha. Dawladdu waxay sheegtay in ay aqoonsatay &#8220;in Shiinuhu uu hal dal yahay&#8221; ayna Taiwan u aragto qayb ka mid ah. Taiwan ayaa muujisay in ay arrintaas &#8220;ka xanaaqday kana xuntahay&#8221; waxayna dalka Panama [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10380,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10379","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10379","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10379"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10379\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10381,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10379\/revisions\/10381"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10380"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10379"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10379"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10379"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}