{"id":10400,"date":"2017-06-14T07:06:17","date_gmt":"2017-06-14T07:06:17","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10400"},"modified":"2017-06-14T07:06:17","modified_gmt":"2017-06-14T07:06:17","slug":"dowlada-ethiopia-oo-ku-baaqday-in-xal-laga-gaaro-khilaafka-wadamada-khaliijka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10400","title":{"rendered":"Dowlada Ethiopia oo ku baaqday in xal laga gaaro khilaafka wadamada Khaliijka"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Dessalegn ayaa sheegay in uu taageerayo in xal laga gaaro khilaafka ka dhex jira wadamada Khaliijka.<span id=\"more-72737\"><\/span><\/p>\n<p>Hilemariam ayaa warkan ka sheegay kadib markii uu kula kulmay magaalada Addis Ababa Wasiiru dowladah arrimaha dibada dowlada Qadar Sultan Bin Saad-Al Murakhi maanta magaalada \u00a0Addis Ababa.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ee arrimaha Bariga Dhexe ee Wasaarada Arrimaha Dibadda Ethiopia Suleiman Dedefo ayaa saxafiyiinta u sheegay in ra\u2019iisul Wasaare Deselegn uu u sheegay wafdigii ka socday wadanka Qadar in dowlada Ethiopia ay taageersan tahay mowqifka wadanka Kuwait ee ah in khilaafka si diblumaasi ah lagu xalliyo.<\/p>\n<p>Waxana uu ra\u2019iisul wasaaraha Ethiopia kulankan ka cadeeyay in dowladiisu ay taageersan tahay in khilaaf walba oo siyaasada ah lagu xaliyo si nabad ah oo diblumaasiyad ay ku jirto.<\/p>\n<p>Sources;jowhar<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Dessalegn ayaa sheegay in uu taageerayo in xal laga gaaro khilaafka ka dhex jira wadamada Khaliijka. Hilemariam ayaa warkan ka sheegay kadib markii uu kula kulmay magaalada Addis Ababa Wasiiru dowladah arrimaha dibada dowlada Qadar Sultan Bin Saad-Al Murakhi maanta magaalada \u00a0Addis Ababa. Agaasimaha Guud ee arrimaha Bariga Dhexe ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10401,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10400","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10400","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10400"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10400\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10402,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10400\/revisions\/10402"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10401"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10400"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10400"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10400"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}