{"id":10404,"date":"2017-06-14T07:29:06","date_gmt":"2017-06-14T07:29:06","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10404"},"modified":"2017-06-14T07:29:06","modified_gmt":"2017-06-14T07:29:06","slug":"dab-qabsaday-dhismo-weyn-oo-ku-yaal-magaalada-london","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10404","title":{"rendered":"Dab qabsaday dhismo weyn oo ku yaal magaalada London"},"content":{"rendered":"<p>Dab baaxad weyn ayaa qabsaday dhismo ku yaal galbeedka magaalada London, kaasoo durbaba uu dabka gaaray dhamaan qeybaha uu ka kooban yahay dhismaha.<span id=\"more-72742\"><\/span><\/p>\n<p>Dhismaha\u00a0Grenfell Tower oo ku yaalla Lancaster West Estate ayuu dab ka kacay, lama oga illaa iyo hada waxa sababay.<\/p>\n<p>Illaa 200 oo ruux oo ka mid ah shaqaalaha dab damiska ayaa ku howlan xakameynta dabka oo durbaba sii faafay.<\/p>\n<p>Waxaa laga cabsi qabaa in dhismaha uu gebi ahaan soo dumay, waxaa jira dad ku go\u2019doonsan gudaha dhismaha.<\/p>\n<p>Dad dhaawacyo qaba ayaa la sheegay in la daaweeyay, kuwaasoo ay waxyeelo ka soo gaartay dabka ka kacay dhismaha.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/dhisme.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-72743\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/dhisme.jpg\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"351\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/dhisme1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-72744\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/dhisme1.jpg\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"351\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/dhisme2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-72745\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/dhisme2.jpg\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"351\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dab baaxad weyn ayaa qabsaday dhismo ku yaal galbeedka magaalada London, kaasoo durbaba uu dabka gaaray dhamaan qeybaha uu ka kooban yahay dhismaha. Dhismaha\u00a0Grenfell Tower oo ku yaalla Lancaster West Estate ayuu dab ka kacay, lama oga illaa iyo hada waxa sababay. Illaa 200 oo ruux oo ka mid ah shaqaalaha dab damiska ayaa ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10405,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10404","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10404","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10404"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10404\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10406,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10404\/revisions\/10406"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10405"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10404"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10404"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10404"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}