{"id":10410,"date":"2017-06-15T09:03:14","date_gmt":"2017-06-15T09:03:14","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10410"},"modified":"2017-06-15T09:03:14","modified_gmt":"2017-06-15T09:03:14","slug":"dagaal-u-dhexeeya-ciidamada-dowlada-iyo-alshabaab-oo-ka-socda-duleedka-magalada-balcad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10410","title":{"rendered":"Dagaal u dhexeeya ciidamada dowlada iyo Alshabaab oo ka socda duleedka Magalada Balcad."},"content":{"rendered":"<p>Iska horimaad hubeysan oo u dhexeeya ciidamada dowlada iyo maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab ayaa ka socda duleedka Koofureed ee magaalada Balcad gobolka Sh\/dhexe.<span id=\"more-72831\"><\/span><\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in iskahorimaadkan uu ka bilowday kadib markii gaari kuwa dagaalka ah uu dul maray miino meel u jirta 8km magaalada Balcad waxaana ku dhintey labo kamid ah ciidamadii saarnaa gaariga miinada la qaraxday halka lix kalana ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Qaraxa kadib ayaa waxaa uu dagaal dhex maray ciidamadii ka badbaaday miinada iyo maleeshiyaad larumeysan yahay inay ka tirsan yihiin Alshabaab.<\/p>\n<p>Rasaasta ayaa weli laga maqlayaa goobta uu iskahorimaadku ka dhacay iyadoo halkaasna ay gaareen ciidamo gurmad ah.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaa ku daraya in tirada ciidamada dowlada ee iskahorimaadka ku dhintey ay gaarayaan labo askari halka qaar kale ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Lama oga khasaaraha soo gaaray maleeshiyaadka Alshabaab ee dagaalka qeybta ka ah.<br \/>\nkala soco wixii faahfaahin ah jowhar.com<\/p>\n<p>Sources;Jowhar<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iska horimaad hubeysan oo u dhexeeya ciidamada dowlada iyo maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab ayaa ka socda duleedka Koofureed ee magaalada Balcad gobolka Sh\/dhexe. Wararka ayaa sheegaya in iskahorimaadkan uu ka bilowday kadib markii gaari kuwa dagaalka ah uu dul maray miino meel u jirta 8km magaalada Balcad waxaana ku dhintey labo kamid ah ciidamadii saarnaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10411,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10410","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10410","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10410"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10410\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10412,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10410\/revisions\/10412"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10411"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10410"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10410"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10410"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}