{"id":10435,"date":"2017-06-16T14:47:32","date_gmt":"2017-06-16T14:47:32","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10435"},"modified":"2017-06-16T14:47:32","modified_gmt":"2017-06-16T14:47:32","slug":"maamul-goboleedka-puntland-oo-hub-ka-dhigis-ku-samaynaysay-xoolo-dhaqato-hubaysan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10435","title":{"rendered":"MAAMUL GOBOLEEDKA PUNTLAND OO HUB KA DHIGIS KU SAMAYNAYSAY XOOLO DHAQATO HUBAYSAN"},"content":{"rendered":"<div class=\"clear\"><strong>Maamulka Puntland ayaa ku Dhawaaqay Qorshe Hub ka dhigis \u00a0loogu Sameynayo Dad Xoola Dhaqato ah oo ay \u00a0Abaari ay ka Barakicisay Koonfurta Gobalka Mudug oo uu ka Arimiyo Maamulka Galmudug isla Markaana \u00a0Deegaanada ka tirsan Maamulka Puntland ugu hayaameen Roobka Gu\u2019ga.<\/strong><\/div>\n<div class=\"entry\">\n<div id=\"simba-1649276637\" class=\"simba-post-content\"><strong>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-47449\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/Coat_of_Arms_of_Puntland.png?resize=433%2C255\" alt=\"\" width=\"433\" height=\"256\" \/><\/strong><\/div>\n<p><strong>Ka dib kulan ay Wada Qaateen Odayasha Dhaqanka iyo Maamulka Gobalka Mudug ee Puntland ayaa laga soo saaray Qaraar ka Dhan ah Hubka ay Wataan Dadka ka Soo jeeda Deegaanada Galmudug ee Roobka u Raacay Waqooyiga Gobalka Mudug.<\/strong><\/p>\n<\/div>\n<p><strong>Qodobada ka soo baxay Kulankaan ayaa waxaa ka mid ah wax hub ah aan lala soo gali Karin deegaanada Puntland, iyo Wixii Hubka oo ay heystaan Dadka Reer Guuraaga ah ee u soo Naqraacay Deegaanada Puntland in Hubkooda ay ku Wareejiyaan Ciidamada Daraawiisha Puntland ee Deegaanka Godad.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Uga Danbeyntii Maamulka Gobalka Mudug iyo Odaasha Dhaqanka Puntland ee Gaalkacyo ayaa Maamulka Galmudug ka Dalbaday in si Sharuud la aan ah ay ugu soo gacan galiyaan Dad ay Sheegeen in dhawaan ay Dad Rayid ah \u00a0ay ku dileen Deegaanka Bali-Busle ee Bariga Gobalka Mudug kuwaas oo u Baxsaday Dhanka Galmudug.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa ku Dhawaaqay Qorshe Hub ka dhigis \u00a0loogu Sameynayo Dad Xoola Dhaqato ah oo ay \u00a0Abaari ay ka Barakicisay Koonfurta Gobalka Mudug oo uu ka Arimiyo Maamulka Galmudug isla Markaana \u00a0Deegaanada ka tirsan Maamulka Puntland ugu hayaameen Roobka Gu\u2019ga. \u00a0 Ka dib kulan ay Wada Qaateen Odayasha Dhaqanka iyo Maamulka Gobalka Mudug ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10436,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10435","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10435","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10435"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10435\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10437,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10435\/revisions\/10437"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10436"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10435"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10435"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10435"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}