{"id":10450,"date":"2017-06-17T08:45:36","date_gmt":"2017-06-17T08:45:36","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10450"},"modified":"2017-06-17T08:45:36","modified_gmt":"2017-06-17T08:45:36","slug":"theresa-may-oo-lagu-mudaharaaday-loona-soo-jeediyay-in-ay-is-casisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10450","title":{"rendered":"THERESA MAY OO LAGU MUDAHARAADAY, LOONA SOO JEEDIYAY IN AY IS CASISHO"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p class=\"story-body__introduction\">Boqolaa qof oo dibad baxaya oo ka cadhaysan jawaabta dawladdu ka bixisay gurigii gubtay ee ku yaalay London, waxaanay socod ku tageen xafiiska ra\u2019isal wasaare, Theresa May, iyagoo dalbanaya in ay is casisho.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-47481\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/24147-je2p2a.jpg?resize=300%2C244\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"244\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Dadka isku soo baxay oo la maqlayey iyagoo ku dhawaaqaya \u201cha loo caddaalad falo Grenfell\u201d iyo \u201cmay ha tagto\u201d ayaa boolisku hakiyeen intii aanay gaadhin xarunta BBC-da oo ku taal badhtamaha London, markii la joojiyeyna waxay halkaa ku aamuseen qaddar daqiiqad ah oo ay ku xusayeen dadkii ku dhintay gurigii gubtay.<\/p>\n<p>May ayaa sheegay sheegtay in loo qoondaynayo in ka badan lix milyan oo Dollar oo dadkii wax yeeloobay loo siinayo cunto, dhar iyo agab kaleba.<\/p>\n<p>Tirada dadka ku dhintay dabkaas ee la xaqiijiyey ayaa gaadhay soddon qof, waxaana weli la la\u2019yahay tobanaan kale.<\/p>\n<p>Theresa May arrimaha kale ee lagu dhaliilay waxa ka mid ah in aanay si dhakhso ah u booqan dadkii ka badbaaday dabka, oo aanay yeelin sidii ay yeeleen hogaamiyaha xisbiga Labour-ka Jeremy Corbyn iyo duqa London Sadiq Khan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boqolaa qof oo dibad baxaya oo ka cadhaysan jawaabta dawladdu ka bixisay gurigii gubtay ee ku yaalay London, waxaanay socod ku tageen xafiiska ra\u2019isal wasaare, Theresa May, iyagoo dalbanaya in ay is casisho. Dadka isku soo baxay oo la maqlayey iyagoo ku dhawaaqaya \u201cha loo caddaalad falo Grenfell\u201d iyo \u201cmay ha tagto\u201d ayaa boolisku hakiyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10451,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10450","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10450","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10450"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10450\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10452,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10450\/revisions\/10452"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10451"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10450"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10450"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10450"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}