{"id":10473,"date":"2017-06-18T08:39:51","date_gmt":"2017-06-18T08:39:51","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10473"},"modified":"2017-06-18T08:39:51","modified_gmt":"2017-06-18T08:39:51","slug":"raysal-wasaaraha-soomaaliya-oo-xalay-kormeer-ku-tagay-degmooyin-ka-tirsan-magalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10473","title":{"rendered":"Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo xalay kormeer ku Tagay  degmooyin ka tirsan Magalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay kormeeray Isgoysyada illaa 9 degmo oo ka tirsan Gobolka Banaadir, isagoo u kuur galayay xaalada amniga iyo qaabka ay ciidamada ammaanka u sugayeen.<span id=\"more-73054\"><\/span><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa waxaa kormeerkiisa ku wehliyay Wasiirka Amniga, Taliyeyaasha NISA iyo Saraakiil ciidan, waxaana uu tagay degmooyinka Yaaqshiid, Waaberi, Xamarweyne, Shingaani, C\/casiis, Hodan, H\/wadaag, Wadajir iyo Warta Nabada.<\/p>\n<p>Mr Kheyre ayaa warbixin ka dhageystay saraakiisha ciidamada ee uu kula kulmay waddooyinka uu kormeerka ku marayay, isagoo saraakiilka kala hadlay sidii loo xoojin lahaa howl galada xasilinta Amniga Caasimadda.<\/p>\n<p>Intii uu Ra\u2019iisul Wasaaraha uu kormeerka ku jiray ayaa waxaa uu Isgoyska Bakaaraha kula kulmay howl gal ay wadeen Ciidamada Xasilinta, xilligaas oo baaritaano ku howlanaayeen, waxaana uu ku bogaadiyay sida wanaagsan ee ay ciidamada u gudanayaan waajibaadka qaran ee loo xilsaaray<\/p>\n<p>Dhinaca kale Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa waddooyinka Muqdisho kula kulmay dhalinyaro ciyaareysay Taraq, isagoo la ciyaaray dhalinyarada, kalana sheekeystay xaaladooda iyo tan amniga magaalada.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/saq.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-73055\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/saq.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/saq-dhexe6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-73056\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/saq-dhexe6.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/saq-dhexe7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-73057\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/saq-dhexe7.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/saq-dhexe8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-73058\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/saq-dhexe8.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/saq1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-73059\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/saq1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/saq2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-73060\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/saq2.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay kormeeray Isgoysyada illaa 9 degmo oo ka tirsan Gobolka Banaadir, isagoo u kuur galayay xaalada amniga iyo qaabka ay ciidamada ammaanka u sugayeen. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa waxaa kormeerkiisa ku wehliyay Wasiirka Amniga, Taliyeyaasha NISA iyo Saraakiil ciidan, waxaana uu tagay degmooyinka Yaaqshiid, Waaberi, Xamarweyne, Shingaani, C\/casiis, Hodan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10474,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10473","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10473","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10473"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10473\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10475,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10473\/revisions\/10475"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10474"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10473"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10473"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10473"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}