{"id":10479,"date":"2017-06-18T10:32:17","date_gmt":"2017-06-18T10:32:17","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10479"},"modified":"2017-06-18T10:32:17","modified_gmt":"2017-06-18T10:32:17","slug":"ciidamada-booliska-somaliland-oo-xabsiga-u-taxaabay-qar-ka-tirsan-gacansatada-magalada-hargeisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10479","title":{"rendered":"Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xabsiga U \u00a0Taxaabay Qar ka Tirsan \u00a0Gacansatada Magalada Hargeisa."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliska Somaliland ayaa shalay Xabsiga U Taxaabay \u00a0Qar ka Tirsan Ganacsatada bacadlaha \u00a0Waheen Ee magaalada Hargeysa,Kadib Markii ganacsatadan lagu eedaynaayo inay dalka keenen kabaha caruurta oo ay hoosta kaga qorontihiin magaca Alleh SWT .<\/p>\n<p>Ganacsatadan oo la sheegay inay kabahan ugu tallo galeen un ay ibiyaan maalmahan ciidda ee Fooda inagu soo haysa, \u00a0si ay caruurtu ugu ciidan ayaa waxaa lagu soo qabtey dabagal la sheegay in ay sameyeen ciidamada Booliska Somaliland \u00a0gaar ahaan qeybta wardoonka , Wararka ayaa \u00a0sheegay in baadhistanka \u00a0kiiskan loo gacan galiyey haay\u2019adda Danbi baadhista ee C.I.D<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Afhayeenka ciidanka Booliska Somaliland Faysal Xiis Oo ay \u00a0isku dayeen qar ka mid ah Warbaahinta Madaxa Banaan inay \u00a0arintan wax ka weydiiyaan \u00a0ayaaney u suurto galin , Kabahan ayaan ahayn kuwii ugu horeyey ee sidan oo kale magaalada Hargeysa loogu qabtay Kabo xaga hoose lagaga qoray magaca Nebi Maxamed CSW<\/p>\n<p>shirkadaha sameeya kabaha ayaa u soo qariya ganacsatada iyaga oo ujeedooyin ka leh meela ka mid ah dalalka muslimka ah lagu arko kabo nooca ah<\/p>\n<p>Sources;Geeska Africa<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliska Somaliland ayaa shalay Xabsiga U Taxaabay \u00a0Qar ka Tirsan Ganacsatada bacadlaha \u00a0Waheen Ee magaalada Hargeysa,Kadib Markii ganacsatadan lagu eedaynaayo inay dalka keenen kabaha caruurta oo ay hoosta kaga qorontihiin magaca Alleh SWT . Ganacsatadan oo la sheegay inay kabahan ugu tallo galeen un ay ibiyaan maalmahan ciidda ee Fooda inagu soo haysa, \u00a0si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10480,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10479","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10479","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10479"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10479\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10481,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10479\/revisions\/10481"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10480"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10479"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10479"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10479"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}