{"id":10508,"date":"2017-06-19T14:22:41","date_gmt":"2017-06-19T14:22:41","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10508"},"modified":"2017-06-19T14:22:41","modified_gmt":"2017-06-19T14:22:41","slug":"xukumada-soomaaliya-oo-sheegay-inay-gacanta-ku-dhigeen-sarkaal-sare-oo-ka-tirsan-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10508","title":{"rendered":"Xukumada Soomaaliya Oo Sheegay Inay Gacanta Ku Dhigeen Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Al-Shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Xukumada Soomaaliya ayaa \u00a0maanta Sheegtay inay Gacanta ku soo Dhigeen \u00a0ciidamada amniga howlgal ay ka sameeyeeen suuqa bakaaraha ee Magalada \u00a0Muqidsho ay ku qabteen madaxii Amniyaadka Ururka Al-Shabaab ee gobolka Banaadir C\/Wahaab Khaliif Axmed oo loo yaqiinay (Ciise Tarabuun).<\/p>\n<p>Shir jaraa\u2019id oo uu ku qabtay Madaxtooyada Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale \u00a0ayuu ku sheegay inay Sarkaal ka Tirsan Ururuka Al-Shabaab Gacanta ku Soo Dhigeen.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa maanta qabanay C\/Wahaab Khaliif Axmed oo loo yaqaan (Ciise Tarabuun) oo dhibaatooyinkii ka dhacayay caasimadda masuuliyadeeda lahaa, hadda wuxuu ku jiraa gacanta dawladda oo caddaaladda ayaa la horgeynayaa\u201d ayuu yiri Wasiirka Amniga.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Soomaaliya \u00a0ayaa sheegay in howlgalka maanta uu qeyb ka yahay howlgallo dhowrkii bilood ee la soo dhaafay socday Qaybo Ka Mid ah Magalada Muqdisho oo lagu xasilinayo amniga caasimadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukumada Soomaaliya ayaa \u00a0maanta Sheegtay inay Gacanta ku soo Dhigeen \u00a0ciidamada amniga howlgal ay ka sameeyeeen suuqa bakaaraha ee Magalada \u00a0Muqidsho ay ku qabteen madaxii Amniyaadka Ururka Al-Shabaab ee gobolka Banaadir C\/Wahaab Khaliif Axmed oo loo yaqiinay (Ciise Tarabuun). Shir jaraa\u2019id oo uu ku qabtay Madaxtooyada Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale \u00a0ayuu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10509,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10508","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10508","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10508"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10508\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10510,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10508\/revisions\/10510"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10509"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10508"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10508"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10508"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}