{"id":10511,"date":"2017-06-19T14:58:54","date_gmt":"2017-06-19T14:58:54","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10511"},"modified":"2017-06-19T14:58:54","modified_gmt":"2017-06-19T14:58:54","slug":"komishanka-doorashooyinka-somaliland-oo-soo-saaray-jadwalka-tartanka-xisbiyadda-ee-doorashooyinka-madaxtoyadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10511","title":{"rendered":"Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo  Soo Saaray Jadwalka Tartanka Xisbiyadda Ee Doorashooyinka Madaxtoyadda"},"content":{"rendered":"<p>-Guddida Doorashooyinka qaranka somaliland ayaa soo bandhigay qori tuur ay u sameeyeen xisbiyada siyaasada somaliland ee ku tartamaya doorashooyinka soo socda.<\/p>\n<p><strong><br \/>\n<a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/u88.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-10512\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/u88.jpg\" alt=\"\" width=\"480\" height=\"853\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/u88.jpg 480w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/u88-169x300.jpg 169w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/u88-450x800.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/a>1.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Xisbiga Ucid<\/strong>Qori tuurkan oo ay goob joog ka ahaayeen guddida doorashada iyo madaxda xisbiyada siyaasada somaliland ayaa u dhacday in dhamaan qoraalada iyo warqada codbixinta ee doorashada madaxtooyada somaliland magacyada xisbiyada loo kala qoro sidanQori tuurka ay guddida doorashooyinka somaliland u sameeyeen sadexda xisbiga qaran ayaa ku saabsanayd habka ay u kala horaynayaan magacyada sadexda xisbi qaran ee loogu daabacayo waraaqaha codbixinta, foomamka natiijada doorashada iyo qoraalada kale ee la xidhiidha doorashada madaxtooyada somaliland.<\/p>\n<p><strong><span id=\"MainContent_lblArticle2\"><span id=\"spnCOntent\">2.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Xisbiga Kulmiye<\/span><\/span><\/strong><\/p>\n<p><strong>3.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Xisbiga Waddani<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Natiijada qori tuurkan ayaa waxa goob joog ka ahaa madaxda sadexda xisbi qaran, isla markaana waxay saxeexeen natiijada soo baxday.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Guddida Doorashooyinka qaranka somaliland ayaa soo bandhigay qori tuur ay u sameeyeen xisbiyada siyaasada somaliland ee ku tartamaya doorashooyinka soo socda. 1.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Xisbiga UcidQori tuurkan oo ay goob joog ka ahaayeen guddida doorashada iyo madaxda xisbiyada siyaasada somaliland ayaa u dhacday in dhamaan qoraalada iyo warqada codbixinta ee doorashada madaxtooyada somaliland magacyada xisbiyada loo kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10513,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10511","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10511","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10511"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10511\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10514,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10511\/revisions\/10514"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10513"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10511"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10511"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10511"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}