{"id":10524,"date":"2017-06-20T10:59:15","date_gmt":"2017-06-20T10:59:15","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10524"},"modified":"2017-06-20T10:59:15","modified_gmt":"2017-06-20T10:59:15","slug":"war-deg-deg-ahqarax-xooggan-oo-ka-dhacay-degmada-wadajir-ee-magalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10524","title":{"rendered":"War Deg Deg ah;Qarax xooggan oo  ka dhacay degmada Wadajir Ee Magalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Qarax xooggan ayaa goor dhow ka dhacay meel ku dhow xarunta degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo.<span id=\"more-73202\"><\/span><\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay nawaaxiga Xarunta degmada Wadajir oo ku dhow Suuq weyn.<\/p>\n<p>Illaa iyo hada lama oga khasaaraha inta uu gaarsiisan yahay, waxaase la sheegayaa inuu jiro dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Gawaarida Ambalaaska ayaa ku qul qulaya goobta, si ay u soo qaadaan dadka ku waxyeeloobay qaraxa oo ahaa mid aad u xooganaa oo laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax xooggan ayaa goor dhow ka dhacay meel ku dhow xarunta degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo. Wararka qaar ayaa sheegaya in gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay nawaaxiga Xarunta degmada Wadajir oo ku dhow Suuq weyn. Illaa iyo hada lama oga khasaaraha inta uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10525,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10524","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10524","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10524"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10524\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10526,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10524\/revisions\/10526"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10525"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10524"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10524"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10524"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}