{"id":10562,"date":"2017-06-22T14:20:27","date_gmt":"2017-06-22T14:20:27","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10562"},"modified":"2017-06-22T14:20:27","modified_gmt":"2017-06-22T14:20:27","slug":"dhaxal-sugaha-cusub-ee-sacuudiga-oo-la-kulmay-ninkii-xilka-looga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10562","title":{"rendered":"DHAXAL SUGAHA CUSUB EE SACUUDIGA OO LA KULMAY NINKII XILKA LOOGA QAADAY"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p class=\"story-body__introduction\">Dhaxal sugaha cusub ee la magacaabay ee dalka Sacuudi Carabiya, Mohammed Bin Salman ayaa la kulmay ninka uu sida lama filaanka ah u badalay ahna ina-adeerkii Mohammed bin Nayef.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-47660\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/96587009_ecd47aa5-89bf-4136-9a7b-b5f3a003149d.jpg?resize=300%2C168\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"168\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Dhaxal sugaha iyo Mohammed bin Nayef ayaa laga baahiyay telefishinka dalkaasi iyada oo dhaxal-sugihii hore uu taagero cusub u muujiyay dhaxal sugaha cusub.<\/p>\n<p>Ninkii dhaxalka boqortooyada lahaa Amiir Maxamed Bin Nayef, ayaa darajadaas laga xayuubiyey, waxaana laga eryey wasiirnimadii Wasaaradda Arrimaha Gudaha.<\/p>\n<p>Maxamed Bin Salmaan oo 31 jir ah ayaa sii hayn doona wasaaradda uu ku magacaaban yahay ee Gaashaandhigga, wuxuuna sidoo kale noqonayaa Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeen.<\/p>\n<p>Isbeddelladan ayaa maalintii arbacada lagu shaaciyey dikereetooyin boqortooyo oo is xig-xigay.<\/p>\n<p>Wakaaladda Wararka ee dawladda Sacuudiga waxay sheegtay in boqorka uu ku baaqay in shacabku ay daacadnimo u muujiyaan amiirka cusub.<\/p>\n<p>Amiir Maxamed bin Salmaan oo ah nin da\u2019 yar ayaa jiilka yar waxay dalacsiintiisa u arki doonaan inay tahay astaan muujineysa inuu soo socdo isbedel.<\/p>\n<p>Ka hor dallacsiintiisa wuxuu hormuud ka ahaa dagaalka Sucuddigu uu ka wado Yemen. Wuxuu sidoo kale hormuud ka ahaa isbadellada dhinaca dhaqaalaha ee boqortooyada.<\/p>\n<p>Aabihii, boqor Salmaan oo 81 sano jir ah ayaa la sheegayaa in xaaladiisa caafimaad aanay wanaagsanayn.<\/p>\n<p>Boqor Salmaan ayaa xilka la wareegay sanaddii 2015 ka dib markii uu geeriyooday walaalkii Cabdullaahi bin Cabdul Cassiis.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhaxal sugaha cusub ee la magacaabay ee dalka Sacuudi Carabiya, Mohammed Bin Salman ayaa la kulmay ninka uu sida lama filaanka ah u badalay ahna ina-adeerkii Mohammed bin Nayef. Dhaxal sugaha iyo Mohammed bin Nayef ayaa laga baahiyay telefishinka dalkaasi iyada oo dhaxal-sugihii hore uu taagero cusub u muujiyay dhaxal sugaha cusub. Ninkii dhaxalka boqortooyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10563,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10562","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10562","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10562"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10562\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10564,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10562\/revisions\/10564"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10563"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10562"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10562"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10562"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}