{"id":10569,"date":"2017-06-23T06:35:49","date_gmt":"2017-06-23T06:35:49","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10569"},"modified":"2017-06-23T06:35:49","modified_gmt":"2017-06-23T06:35:49","slug":"maamul-goboleedka-puntland-oo-sheegay-in-uu-xoojinayo-ammaanka-maalmaha-ciida-al-fitriga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10569","title":{"rendered":"Maamul goboleedka Puntland Oo Sheegay In uu xoojinayo ammaanka  Maalmaha Ciida al-Fitriga."},"content":{"rendered":"<p>Maamul goboleedka Puntland ayaa ku dhowaaqay in uu xoojinayo ammaanka \u00a0inta lagu jiro maalmaha ciida iyo dhammaan goobaha lagu tukanayo saalada ciida.<span id=\"more-73425\"><\/span><\/p>\n<p>Kulan ay shalay yeesheen golaha wasiirada Maamul goboleedka Puntland ayaa loogaga hadlay adkeyna amniga iyo qoddobo kale.<\/p>\n<p>War-murtiyeed laga soo saaray kulankan ayaa lagu sheegay in aysan jirin khatar amni oo weyn deegaanda Puntland, hase yeeshee amarada cusub ay la xiriirto sidii looga hortegi lahaa falala uu soo maaleegayo waxay ay ugu yeereen Cadowga Puntland.<\/p>\n<p>\u201cShacabka Puntland inay ka dheeraadaan buunbuuninta wararka been-abuurka\u00a0 ah ee cadawga Puntland sheegaan, waxayna golluhu caddeeyeen in dhammaan deegaamadda Puntland aysan ka jirin wax khatar amni ah\u201d ayaa lagu yiri War-murtiyeedkii ka soo baxay shirka Golaha Wasiiradda<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland\u00a0 Cabdiweli Gaas wuxuu\u00a0 golaha u sheegay\u00a0 in la xoojin-doono isku xirka xogta shacabka iyo dhammaan laamaha sirdoonka dalka si\u00a0 buu yiri looga hortago cadowga Puntland, loogana feejignaado kuwa ku dhumaaleysta magaalooyinka Puntland.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweynaha Puntland wuxuu amar ku siiyay guddoomiy-yaasha goboladda iyo laamaha amniga in la horgeeyo caddaalada qof kasta oo jidgooyo u dhigta gaadiid laga leeyahay degaamada Puntland iyo kuwa ka baxsan Puntland, Madaxweynaha ayaa sheegay in Maamulka Puntland aysan ogolaaneyn in gudaha Puntland lagu dhibaateeyo shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p class=\"entry-title single-entry-title\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamul goboleedka Puntland ayaa ku dhowaaqay in uu xoojinayo ammaanka \u00a0inta lagu jiro maalmaha ciida iyo dhammaan goobaha lagu tukanayo saalada ciida. Kulan ay shalay yeesheen golaha wasiirada Maamul goboleedka Puntland ayaa loogaga hadlay adkeyna amniga iyo qoddobo kale. War-murtiyeed laga soo saaray kulankan ayaa lagu sheegay in aysan jirin khatar amni oo weyn deegaanda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10570,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10569","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10569","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10569"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10569\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10571,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10569\/revisions\/10571"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10570"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10569"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10569"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10569"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}