{"id":10629,"date":"2017-06-25T12:10:11","date_gmt":"2017-06-25T12:10:11","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10629"},"modified":"2017-06-25T12:10:11","modified_gmt":"2017-06-25T12:10:11","slug":"madaxweynaha-dalka-turkiga-oo-ku-gacan-saydhay-dalabka-ay-xulafada-sacuudiga-u-soo-jeediyeen-qadar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10629","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dalka Turkiga Oo Ku Gacan Saydhay Dalabka ay Xulafada Sacuudiga U Soo Jeediyeen Qadar."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p><strong>Madaxweynaha Turkiga, Racep Tayyip Erdogan, ayaa yidhi shuruudaha ay Qatar ku xidheen dalalka Gacanka ee ay jaarka yihiin waa kuwo ka hor imanaya sharciga caalamiga ah, sababta oo ah buu yidhi waxay farogelin ku yihiin qaranimada dalkaas.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-47811\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/8_292016_turkey-erdogan-38201_c0-478-3212-2350_s885x516.jpg?resize=437%2C255\" alt=\"\" width=\"437\" height=\"255\" \/><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<p><strong>Qatar ayaa ku tilmaantay shuruudahaa oo ay ka mid yihiin in ay hoos u dhigto xidhiidhka ay Iran la leedahay, in ay xidho Tv-ga Aljazeera iyo in ay xidho saldhigga ciidamada Turkigu ku leeyihiin dalkaas kuwo aan suurtogal ahayn.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Todobaadkii hore ayaa Ankara waxay ballan qaaday in ay xoojin doonto ciidamada ka jooga Qatar. Waxa kale oo ay u dirtay markab cunto sida magaalada Dooxa oo ah xarunta dalka Qatar ee ay go\u2019doomiyeen Sucuudiga, Imaaraadka Carabta, Baxrayn iyo Masar oo ku eedeeyey in ay maalgeliso argagixisada.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Turkiga, Racep Tayyip Erdogan, ayaa yidhi shuruudaha ay Qatar ku xidheen dalalka Gacanka ee ay jaarka yihiin waa kuwo ka hor imanaya sharciga caalamiga ah, sababta oo ah buu yidhi waxay farogelin ku yihiin qaranimada dalkaas. Qatar ayaa ku tilmaantay shuruudahaa oo ay ka mid yihiin in ay hoos u dhigto xidhiidhka ay Iran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10630,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10629","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10629","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10629"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10629\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10631,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10629\/revisions\/10631"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10630"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}