{"id":10706,"date":"2017-07-01T19:38:14","date_gmt":"2017-07-01T19:38:14","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10706"},"modified":"2017-07-01T19:38:14","modified_gmt":"2017-07-01T19:38:14","slug":"siyaasi-abiib-timacad-oo-la-filayo-in-uu-xisbiga-waddani-ku-biiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10706","title":{"rendered":"Siyaasi Abiib Timacad Oo La Filayo In Uu Xisbiga Waddani ku Biiro."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p><strong>Siyaasiga caanka ah ee Abiib Diiriye Nuur (Timacad) oo wasiir ka soo noqday xukuumadihii Cabdiraxmaan-Tuur, Cigaal Rayaale iyo Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu ku biiro xisbiga mucaaradka ah ee Waddani.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-48110\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/07\/Capture-1.jpg?resize=300%2C294\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"294\" \/><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<p><strong>Abiib-timacad oo ah siyaasi miisaan leh, ayaa hore uga tirsanaa xisbiga KULMIYE oo uu ka qayb galay shirkiisii u dambeeyay ee lagu doortay murashixiinta madaxtinimada ee KULMIYE, waxase la filayaa sida ay warar xogogaal ahi Geeska Afrika u sheegeen inuu dhawaan ku biiro xisbiga Waddani oo ay muddooyinkii u dambeeyay wada hadalo u socdeen. Murashaxa madaxweynenimo ee Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa shalay siyaasi Abiib-timacad kala qayb galay xaflad meher oo gabadh loogu doonay wiil uu dhalay Abiib Timacad, waxaana xafladaas laga dheehanayay geediga siyaasadeed ee Abiib-timacad, maadaama oo ay xafladda meherkaas soo camireen siyaasiyiinta mucaaradka ahi.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Xisbiga Waddani ayaa iyaguna u muuqda inay si weyn u soo dhawaynayaan siyaasigan oo miisaan siyaasadeed ku leh gobalka saamaynta siyaasadeed leh ee Gabiley.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Siyaasiga caanka ah ee Abiib Diiriye Nuur (Timacad) oo wasiir ka soo noqday xukuumadihii Cabdiraxmaan-Tuur, Cigaal Rayaale iyo Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu ku biiro xisbiga mucaaradka ah ee Waddani. Abiib-timacad oo ah siyaasi miisaan leh, ayaa hore uga tirsanaa xisbiga KULMIYE oo uu ka qayb galay shirkiisii u dambeeyay ee lagu doortay murashixiinta madaxtinimada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10707,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10706","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10706","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10706"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10706\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10708,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10706\/revisions\/10708"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10707"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10706"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10706"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10706"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}