{"id":10776,"date":"2017-07-04T10:09:17","date_gmt":"2017-07-04T10:09:17","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10776"},"modified":"2017-07-04T10:09:17","modified_gmt":"2017-07-04T10:09:17","slug":"madaxweynaha-sudan-cumar-xasan-al-bashiir-oo-bisha-soo-socota-booqasho-rasmi-ah-ku-tagaya-dalka-ruushka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10776","title":{"rendered":"Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al Bashiir oo bisha soo socota booqasho rasmi ah ku tagaya Dalka Ruushka."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa bisha soo socota la filayaa inuu booqasho rasmi ah ku tago dalka Ruushka, kaddib markii uu martiqaad uu ka helay Madaxweyne Vladamir Putin.<span id=\"more-73941\"><\/span><\/p>\n<p>Al-Bashiir oo loo heysto dambiyo ka dhan ah bani\u2019aadanimada ayaa waxaa doon dooneyso Maxkamadda caalamiga ah ICC ee fadhigedu yahay magaalada Hague ee dalka Holland.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sudan ayaa xaqiijisay in Madaxweyne Al-Bashiir uu bartamaha bisha Agosto ee soo socota uu booqasho ku tagi doono magaalada Moscow.<\/p>\n<p>Labada Madaxweyn Sudan iyo Ruushka ayaa ka wada hadli doona arrimo quseeya labada dal, gobolka iyo caalamka ku saabsan.<\/p>\n<p>Sudan ayaa sugeysa in Mareykanka uu ka qaado cunaqabateynta ganacsi iyo kuwa kale oo la saaray 20 sano ka hor.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa bisha soo socota la filayaa inuu booqasho rasmi ah ku tago dalka Ruushka, kaddib markii uu martiqaad uu ka helay Madaxweyne Vladamir Putin. Al-Bashiir oo loo heysto dambiyo ka dhan ah bani\u2019aadanimada ayaa waxaa doon dooneyso Maxkamadda caalamiga ah ICC ee fadhigedu yahay magaalada Hague ee dalka Holland. Wasaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10777,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10776","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10776","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10776"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10776\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10778,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10776\/revisions\/10778"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10777"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10776"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10776"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10776"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}