{"id":10792,"date":"2017-07-05T08:23:45","date_gmt":"2017-07-05T08:23:45","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10792"},"modified":"2017-07-05T08:23:45","modified_gmt":"2017-07-05T08:23:45","slug":"agaasimihii-wasaaradda-warfaafinta-soomaaliya-oo-xalay-ka-bad-baaday-qarax-miino","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10792","title":{"rendered":"Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta  Soomaaliya oo xalay ka bad baaday qarax miino"},"content":{"rendered":"<p>Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya oo bishii April shaqada laga joojiyay ayaa xalay ka bad baaday qarax miino lala eegtay, iyadoo dhaawac fudud ka soo gaaray.<span id=\"more-74003\"><\/span><\/p>\n<p>C\/risaaq Yuusuf Bahlaawi ayaa gaari uu la socday waxaa xalay fiidkii qarax miino lagula eegtay degmada Hodan, gaar ahaan xaafada Taleex<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in dhaawac fudud oo qeybaha sare jirkiisa ah uu soo gaaray, iyadoo xaaladiisa caafimaad ay wanaagsan tahay.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa qaraxa ku dhaawacmay darawalka waday gaariga uu la socday Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta.<\/p>\n<p>Qaraxyada miinada ee la dhigo wadada ayaa dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ku soo kordhayay degmada Hodan, waxaana dhowr jeer oo hore ka bad baaday Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Sources;jowhar<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya oo bishii April shaqada laga joojiyay ayaa xalay ka bad baaday qarax miino lala eegtay, iyadoo dhaawac fudud ka soo gaaray. C\/risaaq Yuusuf Bahlaawi ayaa gaari uu la socday waxaa xalay fiidkii qarax miino lagula eegtay degmada Hodan, gaar ahaan xaafada Taleex Wararka ayaa sheegaya in dhaawac fudud oo qeybaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10793,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10792","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10792","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10792"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10792\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10794,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10792\/revisions\/10794"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10793"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10792"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10792"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10792"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}