{"id":108,"date":"2016-08-14T09:29:56","date_gmt":"2016-08-14T09:29:56","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=108"},"modified":"2016-08-14T09:29:56","modified_gmt":"2016-08-14T09:29:56","slug":"daawoorodyahan-mo-faarax-oo-ku-guuleystay-bilada-dahabka-ah-ee-orodka-10-ka-kun-ee-mitir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=108","title":{"rendered":"Daawo:Orodyahan Mo Faarax Oo Ku Guuleystay  Bilada Dahabka ah Ee Orodka 10-ka kun Ee Mitir."},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(www.Gacanlibaaxnews.com)_Daawo Orodyahan mo faaraxa oo ku guuleystay orodka 10-kun ee mitir ah.<\/p>\n<p>https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=tKUuOH5p5GI<\/p>\n<p>Orodyahan Mo Farah ayaa \u00a0noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay ee British ah oo markii saddexaad ku guulaysta billadaha dahabka Olympic-ada.<\/p>\n<p>Orodyahankan oo Asal ahaan ka \u00a0soo jeeda \u00a0Soomaaliland \u00a0ayaa difaacday horyaalka 10-ka kun ee mitir ee u markii ugu horeysay ku \u00a0guulaystay Olympicadii 2012-kii.<\/p>\n<p>Mo Farah ayaa ku guulaystay bilada dahabka ah, Gold: Mo Farah (Great Britain).<\/p>\n<p>Waxa isna kaalinta labada soo galay oo bilada \u00a0qalinka helay oo Orodyahanka u dhashay waddanka \u00a0Kenya ee Paul Tanui (Kenya).<\/p>\n<p>waxa isna Kaalinta sadexaadna\u00a0 galay oo bilada Maarta ah ku guuleystay Orodyahanka u dhashay waddanka \u00a0Ethiopia ee Tamirat Tola<\/p>\n<h5 id=\"js_3f\" class=\"_5pbw _5vra\"><span class=\"fwn fcg\"><span class=\"fwb fcg\"><a id=\"js_43\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/xaji.cabdi.792?fref=nf\">Abdihakin Mohamed Hassan Qibro<\/a><\/span><\/span><\/h5>\n<p>www.Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>Hargeysa\/Office<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(www.Gacanlibaaxnews.com)_Daawo Orodyahan mo faaraxa oo ku guuleystay orodka 10-kun ee mitir ah. https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=tKUuOH5p5GI Orodyahan Mo Farah ayaa \u00a0noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay ee British ah oo markii saddexaad ku guulaysta billadaha dahabka Olympic-ada. Orodyahankan oo Asal ahaan ka \u00a0soo jeeda \u00a0Soomaaliland \u00a0ayaa difaacday horyaalka 10-ka kun ee mitir ee u markii ugu horeysay ku \u00a0guulaystay Olympicadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":109,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[5,2],"tags":[],"class_list":["post-108","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-muuqaalladavideos","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/108","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=108"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/108\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":110,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/108\/revisions\/110"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/109"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=108"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=108"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=108"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}