{"id":1081,"date":"2016-09-10T12:20:44","date_gmt":"2016-09-10T12:20:44","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1081"},"modified":"2016-09-10T12:20:44","modified_gmt":"2016-09-10T12:20:44","slug":"raysal-wasaarihii-hore-ee-somaliya-oo-ugu-baaqay-madaxwayne-xasan-sheekh-maxamud-in-uu-baneeyo-madaxtooyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1081","title":{"rendered":"Raysal Wasaarihii Hore Ee Somaliya Oo Ugu Baaqay Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamud In uu Baneeyo Madaxtooyada."},"content":{"rendered":"<h1>Raysal Wasaarihii Hore Ee Somaliya Oo Ugu Baaqay Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamud In uu Baneeyo xarunta\u00a0 Madaxtooyada somaliya.<\/h1>\n<p>Muqdisho (GLN)_Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya C\/wali Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay Madaxweyne xasan sheekh maxamud\u00a0 inuu banneeyo kursiga, iyadoo ay maanta ku Beegan tahay muddo xileedkiisa sharciga ah, afar sano kadib markii loo doortay Xilka Madaxweynaha Federalka somaliya.<span id=\"more-54957\"><\/span><\/p>\n<p>C\/wali Sheekh Axmed oo ay isku dhaceen Madaxweyne Xasan Sheekh, xilligii uu ahaa Raysal Wasaare ayaa hada h0r-boodaya Musharaxiinta Mucaaradka ee ku sugan magalada\u00a0 Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha waqtiga waa kaa dhamaaday, mana aanan ogin qaab sharciyeed oo aad kursiga ku sii joogi karto, Xasan Sheekh wey kaa dhamaatay waqtigii dadka Soomaaliyeed ku jaan-gooyeen inaad maamusho dadka ama aad hoggamiso, hada waxaa ka mid tahay Musharaxiinta\u201dayuu yidhi C\/wali Sheekh Axmed.<\/p>\n<p>C\/wali Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday inuu ka soo baxo Villa Somalia, isla markaana wareejiyo baabuurta aan xabada karin ee Bullet Proof-ka, isagoo xusay inuu wixii hada ka dambeeya la mid yahay dadka kale ee musharaxiinta.<\/p>\n<p>Musharaxiinta Mucaaradka ayaa soo jeediyay in xilka Madaxweynaha si KMG loogu dhaariyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ee waqtigiisa dhamaaday, sidoo kale waxaa ay ku baaqeen in Ra\u2019iisul Wasaare Cumar C\/rashiid oo isna Musharax ah inuu xilka ku wareejiyo Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn xubnaha Musharaxiinta iyo Xisbiyada siyaasada ayaa sheegay inay dacwad ka gudbin doonaan Madaxweyne Xasan Sheekh, hadii uusan xilka wareejin, iyadoo Madasha Wada-tashiag qaran ay bishii hore go\u2019aamiyeen in Madaxda dowladda ee waqtigoodu dhamaaday ay xilka sii heynayaa illaa 30 October.<\/p>\n<p>Sikastaba ha ahaate Madaxwayne xasan sheekh ayaa xil mudeedkiisii maanta ku eeg yahay ka dib markii loo doortay madaxwaynaha Dowlada federalka somaliya sanadkii 2012kii,iyada oo muddooyinkii danbe dhalecayn wayni ay ka soo gadhay axsaabta mucaaradka ee\u00a0 ka jira somaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal Wasaarihii Hore Ee Somaliya Oo Ugu Baaqay Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamud In uu Baneeyo xarunta\u00a0 Madaxtooyada somaliya. Muqdisho (GLN)_Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya C\/wali Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay Madaxweyne xasan sheekh maxamud\u00a0 inuu banneeyo kursiga, iyadoo ay maanta ku Beegan tahay muddo xileedkiisa sharciga ah, afar sano kadib markii loo doortay Xilka Madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1082,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1081","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1081","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1081"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1081\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1083,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1081\/revisions\/1083"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1082"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1081"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1081"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1081"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}