{"id":1087,"date":"2016-09-10T13:01:10","date_gmt":"2016-09-10T13:01:10","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1087"},"modified":"2016-09-10T13:01:10","modified_gmt":"2016-09-10T13:01:10","slug":"war-deg-deg-ahxukumada-somaliland-ku-dhawaaqday-in-la-kala-qaaday-labada-doorasho-ee-golaha-wakiilada-iyo-madaxtooyada-dibna-loo-dhigay-doorashadi-golaha-wakiilada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=1087","title":{"rendered":"War Deg Deg ah;Xukumada Somaliland Ku Dhawaaqday In La kala Qaaday  Labada Doorasho Ee Golaha Wakiilada iyo Madaxtooyada ,Dibna Loo Dhigay Doorashadi Golaha Wakiilada."},"content":{"rendered":"<h1>War Deg Deg ah;Xukumada Somaliland Ku Dhawaaqday In La kala Qaaday\u00a0 Labada Doorasho Ee Golaha Wakiilada iyo Madaxtooyada ,Dibna Loo Dhigay Doorashadi Golaha Wakiilada.<\/h1>\n<p>Hargeysa(GLN)_Xukuumadda Somaliland oo goor dhawayd warbaahinta kula hadashay qasriga madaxtooyada Somaliland ayaa waxay shaaca ka qaaday in la kala qaaday labadii doorasho ee is barkanaa ee golaha wakiilada Somaliland iyo madaxtooyada.<\/p>\n<p>Afhayeenka madaxtooyada Somaliland oo arinkaasi xaqiijinaya ayaa waxa u sheegay in la kala qaaday labadaasi doorasho isla markaana dib loo dhigay doorashadii golaha wakiilada iyada oona ay soo horeyn doonto doorashada madaxtooyada Somaliland.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa waxa uu sidoo kale sheegay in madaxwayne Siilaanyo goordhaw u direyo golaha guurtida warqad codsi dib u dhigis ah oo ku saabsan muddo kordhin loo sameeyo golaha wakiilada\u00a0 Somaliland.<\/p>\n<div class=\"google_ads2\"><\/div>\n<p>Xukuumadda ayaan wali shaacin wakhtiga dib loo dhigay doorashada golaha wakiilada balse ilo xog ogaal ah oo ay helayso shabakada wararka Ramaasnews kana helayso ilo wareedyo u dhuun daloola madaxtooyada ayaa waxay shegayaan in muddo kordhin dhan hal sanno loo samaynayo golaha wakiilada.<\/p>\n<p>Gabagabadiina madaxwayne Siilaanyo waxa uu sidoo kale go\u2019aan ka gaadhay saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada Somaliland taasi oo dhawaan ay saddexda xisbiga Qaran isla qaaten in loo gudbiyo madaxwaynaha go\u2019aan ka gaadhista saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada Somaliland.<\/p>\n<p>Goor dhaw ka daalaco Ramaasnews go\u2019aanka madaxwaynaha ee saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War Deg Deg ah;Xukumada Somaliland Ku Dhawaaqday In La kala Qaaday\u00a0 Labada Doorasho Ee Golaha Wakiilada iyo Madaxtooyada ,Dibna Loo Dhigay Doorashadi Golaha Wakiilada. Hargeysa(GLN)_Xukuumadda Somaliland oo goor dhawayd warbaahinta kula hadashay qasriga madaxtooyada Somaliland ayaa waxay shaaca ka qaaday in la kala qaaday labadii doorasho ee is barkanaa ee golaha wakiilada Somaliland iyo madaxtooyada. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1088,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-1087","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1087","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1087"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1087\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1089,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1087\/revisions\/1089"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1088"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}