{"id":10960,"date":"2017-07-13T05:42:08","date_gmt":"2017-07-13T05:42:08","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10960"},"modified":"2017-07-13T05:42:08","modified_gmt":"2017-07-13T05:42:08","slug":"agaasimaha-cusub-ee-fbi-da-oo-congreska-hortagaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=10960","title":{"rendered":"Agaasimaha Cusub ee FBI-da oo Congreska hortagaya"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Ninka madaxweyne Trump uu u magacaabay in uu noqdo agaasimaha cusub ee laanta dambi-baarista Mareykanka ee FBI Christopher Wray ayaa balan ku qaaday in uu ku shaqeyn doono cadaalada.<\/p>\n<p>Isagoo ka jawaabayey su&#8217;aalo ay waydiineen xubno ka tirsan guddiga garsoorka ee aqalka Sanate-ka ayaa Mr Wray uu ku sheegay inaanay ka fakarin baaritaanka in Ruushku uu ku sameeyey farogalin doorashadii 2016-kii<\/p>\n<p>Arinkaasi waxuu Madaxweyne Trump ku macneeyey inay tahay qof la daba-dhigto tii ugu sareysay taariikhda siyaasada.<\/p>\n<p>Mr Wray waxaa uu sheegay inaanu ogolaan doonin in shaqada FBI-da ay qaban doonto wax ka baxsan cadeyn iyo sharciga.<\/p>\n<p>Baaritaanka ayaa waxaa diirada lagu saarayaa in Mr Wray u lahaan doono karti u kaga madaxbanaani karo Madaxweyne Trump.<\/p>\n<p>Agaasimihii hore ee Hay&#8217;adda FBI-da, James Comey, ayaa shaqada looga eryay baaritaankii Ruushka awgeed.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ninka madaxweyne Trump uu u magacaabay in uu noqdo agaasimaha cusub ee laanta dambi-baarista Mareykanka ee FBI Christopher Wray ayaa balan ku qaaday in uu ku shaqeyn doono cadaalada. Isagoo ka jawaabayey su&#8217;aalo ay waydiineen xubno ka tirsan guddiga garsoorka ee aqalka Sanate-ka ayaa Mr Wray uu ku sheegay inaanay ka fakarin baaritaanka in Ruushku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":10961,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-10960","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10960","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10960"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10960\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10962,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10960\/revisions\/10962"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10961"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10960"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10960"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10960"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}