{"id":11128,"date":"2017-07-23T08:40:33","date_gmt":"2017-07-23T08:40:33","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11128"},"modified":"2017-07-23T08:40:33","modified_gmt":"2017-07-23T08:40:33","slug":"madaxweynaha-kenya-uhuru-kenyatta-oo-sheegay-inay-dib-u-furayaan-xuduuda-u-dhaxaysa-soomaaliya-iyo-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11128","title":{"rendered":"Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo sheegay inay dib u furayaan xuduuda U Dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku dhawaaqay inay qorsheynayaan in dhowaan furaan xuduuda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya.<span id=\"more-74989\"><\/span><\/p>\n<p>Uhuru Kenyatta oo boqolaal shacab ah kula hadlayay magaalada Mandhera ayaa ugu baaqay shacabka inay la shaqeeyaan ciidamada ammaanka, ayna soo sheegaan Al-Shabaabka amni darada geysanaya, si loo helo nabad iyo xasilooni.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Kenya ayaa sheegay in furitaanka xadka Mandhera uu muhiim u yahay ganacsiga labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p>\u201cXadka oo inta badan xiran haddii si caadi ah loo furo waxa uu sare u qaadi doonaan dhaqaalaha Labada dal, shacabkiina waa inaad soo sheegtaa in cid walbo oo Al-shabaab ah misane kasoo gudbeysa halkaasi\u201d ayuu yiri Kenyatta.<\/p>\n<p>Dowladda Kenya waxay horey u sheegtay iney xirtay xadka aan rasmiga ahayn ee ay la leedahay Soomaaliya, kaddib markii dalkaas ay gudaha u galeen dagaalyahannada Al-Shabaab, amnigoodiina faraha uu ka baxay.<\/p>\n<p>Sources;Jowhar<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku dhawaaqay inay qorsheynayaan in dhowaan furaan xuduuda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya. Uhuru Kenyatta oo boqolaal shacab ah kula hadlayay magaalada Mandhera ayaa ugu baaqay shacabka inay la shaqeeyaan ciidamada ammaanka, ayna soo sheegaan Al-Shabaabka amni darada geysanaya, si loo helo nabad iyo xasilooni. Madaxweynaha Kenya ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":11129,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-11128","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11128","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11128"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11128\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11130,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11128\/revisions\/11130"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11129"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11128"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11128"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11128"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}