{"id":11155,"date":"2017-07-24T07:05:21","date_gmt":"2017-07-24T07:05:21","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11155"},"modified":"2017-07-24T07:05:21","modified_gmt":"2017-07-24T07:05:21","slug":"xukumada-soomaaliya-oo-markii-ugu-horeysay-beenisay-warbixin-lagu-baahiyay-jaraaidka-indian-ocean-newsletter","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=11155","title":{"rendered":"Xukumada Soomaaliya Oo Markii Ugu Horeysay beenisay warbixin lagu baahiyay jaraa\u2019idka Indian Ocean Newsletter."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay warbixin uu baahiyay jaraa\u2019idka Indian Ocean Newsletter ee faafiya wararka sirdoonka oo lagu magacaabo\u00a0<a href=\"http:\/\/www.africanintelligence.com\/\">Africanintelligence.com<\/a>, kaasoo 21-kii bishan daabacay warbixin ciwaan looga dhigay dagaalka adag ee ay la kulmeyso dowladda iyo walaaca Beesha Caalamka.<span id=\"more-75066\"><\/span><\/p>\n<p>War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta ayaa waxaa been abuur lagu tilmaamay wararka uu baahiyay jaraa\u2019idkan.<\/p>\n<p>Warbixinta lagu qoray wargeyska ayaa lagu sheegay<span class=\"text_exposed_show\">\u00a0in Ra\u2019iisul Wasaaraha uu kulan 3 diblomaasi ah kula yeeshay Hargeysa, waxeyna warbixintan ku sheegeen in looga hadlay sumcada ganacsato Soomaaliyeed oo ay ka mid ahaayeen Axmed Yuusf ee Hormuud, Cabdirashiid Ducaale ee Dahabshiil iyo Maxamed Yuusuf ee Salaama Bank.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>\u201cDowlada Federaalku waxey caddeyneysaa inuusan dhicin kulan looga hadlayey sumcada iyo sharafta shaqsiyaadka kor ku xusan\u201dayaa lagu yiri War saxaafadeedka ka soo baxay wasaaradda Warfaafinta<\/p>\n<p>\u201cDowlada Federaalku waxey welwel ka qabtaa maqaalkan oo ujeedo guracan laga lahaa loogu danlahaa in lagu xumeeyo xiriirka wanaagsan ee Dowladda iyo Ganacsatada Soomaaliyeed. Dowlada Federaalku waxey cadeyneysaa in Ganacsatada Soomaaliyeed ay door weyn ka qaataan dadaalada Dowladda ee soo celinta amniga iyo nabadeynta iyo horumarka dalka\u201d<\/p>\n<p>Hase ahaatee labo maalin kaddib markii uu soo baxay warbixinta ayaa Hey\u2019addaha ammaanka dowladda waxay ku dhawaaqeen amaro culus oo ka dhan ah Ganacsatada, iyagoo ku eedeeyay ganacsatada inay lacago baad ah siiyaan Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Warbixinta lagu qoray jaraa\u2019idka iyo amarada ka soo baxay hey\u2019adaha ammaanka ee ka dhanka ah Ganacsatada ayaa shaki weyn keenaya, marka la eego sida warbixinta u qorneyd, eedeymaha ganacsatada loo jeedinayay, iyo maalmo kaddib go\u2019aanadii ka soo baxay Hey\u2019addaha ammaanka.<\/p>\n<p>Sources;Jowhar<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay warbixin uu baahiyay jaraa\u2019idka Indian Ocean Newsletter ee faafiya wararka sirdoonka oo lagu magacaabo\u00a0Africanintelligence.com, kaasoo 21-kii bishan daabacay warbixin ciwaan looga dhigay dagaalka adag ee ay la kulmeyso dowladda iyo walaaca Beesha Caalamka. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta ayaa waxaa been abuur lagu tilmaamay wararka uu baahiyay jaraa\u2019idkan. Warbixinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":11156,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-11155","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11155","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11155"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11155\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11157,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11155\/revisions\/11157"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11156"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11155"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11155"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11155"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}